Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Oo Kulan Kula Qaatay Canada Mas’uuliyiinta ICAO

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Saciid Jaamac Cali Qoorsheel iyo wafdiga uu hogaaminayo oo howlo shaqo u jooga dalka Canada ayaa kulan la qaatay madax ka tirsan Hay’adda caalamiga ah ee adduunka u qaabilsan duulista Hawada oo loo soo gaabiyo  (ICAO) oo uu kala hadlayay arrimo kale duwan.

Mudane Saciid Jaamac Qoorsheel Wasiirka Gaadiidka iyo duulista Hawada, ayaa kulamo gaar ah la qaaday Madaxda Hay’adda adduunka u qaabilsan duulista Hawada International Civil Aviation Organization (ICAO).

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ayaa kulamada uu la qaatay madaxdaasi oo uu ka mid ahaa Xoghayaha Guud ee Hay’adda adduunka u qaabilsan duulista Hawada, waxaana kulankooda diirada lagu saarayay sidii dowladda Soomaaliya loogu soo wareejin lahaa maamulida hawada Soomaaliya oo iminka laga maamulo xafiiska hey’adaasi ay ku leedahay dalka Kenya, waxaana Soomaaliya ay maamuli doontaa islamarkaana ay la soo wareegi doontaa.

Hay’adda caalamiga ah ee adduunka u qaabilsan duulista Hawada oo loo soo gaabiyo  (ICAO) waxaa la aas aasay sanadkii 1944,kii.

 

three TENTHREE TENONE TENFIVE SEVEN TEN SEVEN NINE IMG_5251 four FIVE EIGHT EIGHT four FIVE EIGHT

 

 

Previous Post

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Maanta Kulan Qado Ah U Sameysay Haweenka Baarlamaanka Ku Jira “Sawirro”

Next Post

Marwada Madaxweynaha Dalka Oo Maanta Kulan Qado Ah U Sameysay Haweenka Baarlamaanka Ku Jira "Sawirro"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In