Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada:- Wasiirka Warfaafinta oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqaasho uu ku tagay dalka Jabuuti

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada:- Wasiirka Warfaafinta oo dalka dib ugu soo laabtay kaddib booqaasho uu ku tagay dalka Jabuuti
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaal halkani waxaan idiin ku soo gudbineynaa sawirada Wasiirka Warfafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo howlo shaqo ku tagay dalka Jibuuti islamarkaana maanta dalka dib ugu soo laabtay, iyadoo garoonka diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ay ku soo dhaweeyeen Xubno ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta sida Agaasimaha Radiyo Muqdisho,Agaasimaha Dalxiiska,Agaasimaha Marketing, Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyada,iyo mas’uuliyiin kale.vlcsnap-2015-11-06-13h07m40s237 vlcsnap-2015-11-06-12h59m07s151 vlcsnap-2015-11-06-12h59m50s103 vlcsnap-2015-11-06-13h00m05s233 vlcsnap-2015-11-06-13h00m33s24 vlcsnap-2015-11-06-13h05m43s24 vlcsnap-2015-11-06-13h05m54s163 vlcsnap-2015-11-06-13h06m11s83 vlcsnap-2015-11-06-13h06m29s240 vlcsnap-2015-11-06-13h07m00s32 vlcsnap-2015-11-06-13h07m40s237

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Previous Post

Barnaamijka Kulanka Todobaadka Oo Looga Hadlay Baahiyaha Caafimaad Ee Dalka Iyo Tayada Dawooyinka

Next Post

Jaamacadda SIMAD oo 16 sano jirsatay “SAWIRRO”

Next Post
Jaamacadda SIMAD oo 16 sano jirsatay “SAWIRRO”

Jaamacadda SIMAD oo 16 sano jirsatay "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In