Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada Xaflada Lagu Soo Dhaweynayay G.G.Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada Xaflada Lagu Soo Dhaweynayay G.G.Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafladan ayaa waxaa ka soo qeyb galay siyaasiyiin Odayaal dhaqan iyo.bulshada qeybaheeda Kala duwan iyadoo Ujeedkeeduna ahaay Soo dhaweynta Duqa cusub ee Caasimadda soomaliya.

Munaasabada waxaa Ka hadlay Siyaasiin Hore Dalka wax ka soo qabtay oo ay Kamid ahaay Labadii Raisul wasaare ee hore Waa Mr Geedi iyo Mr Nuur Cadde iyo Madax kale oo Ka Tirsan labada Gole ee Dowladda soomaliya.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale waxaa xaflada Kasoo qeyb Galay Abwaano Fanaaniin iyo Kooxda Barbaarta gaashaaman oo Erayo Murti ah kusoo bandhigay Xafladda.

UGU dambeyntii Waxaa Xaflada soo xiray duqa Cusub ee Muqdisho Mudane Yuusuf Madaale oo shaeegay In uu Bulshada La tashan Doono Dhexna Iman doono wax walba uu qaban doonan uu bulshada Kala Talo Galin doono Dhamaan La furi doono jidadka xiran ee Caasimadda ku Yaala.

IMG_3680 IMG_3683 IMG_3684 IMG_3712 IMG_3759 IMG_3762 IMG_3680
IMG_3825 IMG_3900 IMG_3938 IMG_3944 IMG_3976 IMG_4059 IMG_4082 IMG_4090

Previous Post

Qaxootiga reer Yemen iyo qoysas kale oo loo qeybiyay raashin

Next Post

Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa Uganda “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa Uganda “SAWIRRO”

Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa Uganda "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In