Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirada:Xuska Maalinta Caruurta Aduunka oo Muqdisho Laga Xusay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirada:Xuska Maalinta Caruurta Aduunka oo Muqdisho Laga Xusay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xuska Maalinta Caruurta oo laga Xuso Caalamka ayaa  Lagu Qabtay Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,Iyadoo ay soo Agaasintay Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuququl Insaanka Soomaaliya,Waxaana Kasoo qeybgalay Ururo Kasocday Ururada u Dooda Xuquuqda Caruurta,Ururada Xuuqul Insaanka,Ururada Haweenka,Culimaa’udiin uu horkacayo sheikh yuusuf Cali Caynte,Caruur ka socotay Dugsiga Qamar oo ay Wasaaradda Haweenka ay Gacanta Ku Haysa,Agaasimayaasha Waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya.

Ugu Horeyn Waxaa Munaasibadda Xafladda Lagu Furay Sheekooyin Ku Aadan Xuquuqda Caruurta ay leeyihiin.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Iyadoo Madasha ay qudbado la xiriira Xuquuqda Caruurta oo ay ka jeedseen dhamaan martidii lagu Casumay Goobta ayaa Isku aragti Ka Noqday Xuquuqda caruurta ay leeyihiin.

Ugu Dambeyn waxaa soo xiray Munaasibadda Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Dr. Cabdiqani Shekh Cumar ayaa sheegay in Munaasibadda noocaan oo kala ah ee Caruurta ay Muhiim u tahay Shacabka Soomaaliyeed .

Munaasibaddan lagu Maamuusayey Maalinta Caruurta ayaa Sanad walba Waxaa soo Agaasima Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha .

DSCN5732 DSCN5738 DSCN5739 DSCN5753 DSCN5752

Previous Post

Mid Ka mid ah Xildhibaanada Cusub ee dhawaan la doortay oo Garoowe ku geeriyooday

Next Post

Ururka macalimiinta SONUT oo xuska maalinta macalinka Soomaaliyiyeed ku qabtay Muqdisho+Sawirro

Next Post
Ururka macalimiinta SONUT oo xuska maalinta macalinka Soomaaliyiyeed ku qabtay Muqdisho+Sawirro

Ururka macalimiinta SONUT oo xuska maalinta macalinka Soomaaliyiyeed ku qabtay Muqdisho+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In