Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo sawiradii allaha u naxariistee Maxamed Cali Kalaay

caqiil by caqiil
10 years ago
in Wararka
0
Daawo sawiradii allaha u naxariistee Maxamed Cali Kalaay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee feeryahankii caanka ahaa ee Maxamed Cali Kalaay, oo sabtidii la soo dhaafay ku geeriyooday isbitaal ku yaala magaaladaΒ Phoenix ee gobolka Arizona ee dalka Mareykanka isagoo 74 sano jir ahaa da’diisa.

Maxamed Cali ayaa sadex jeer ku guuleystay horyaalka feerka culus, waxaana markii warka geeridiisa uu soo baxay laga dareemay guud ahaan caalamka maadaama uu ahaa nin caan ah.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

Feeryahankii hore ayaa ahaa nin Muslim ah oo diintana ku dhegan isla markaana si aad ah ugu dhiidhiyi jirey marka siyaasiyiinta iyo dadka kale oo aan muslimka aheyd ay isku dayaan in ay wax ka sheegaan diinta Islaamka iyo dadka muslimiinta ah, isagoo sidoo kalena ahaa nin u ololeyn jirey xuquuqda dadka la takooro.

Allaha u naxariistee, Maxamed Cali, ayaa meydkiisa la jeeyay magaalada uu ka soo jeedoΒ Louisville ee isla dalka Mareykanka oo ah meeshii uu ku dhashay, waxaana maalinta Jimcaha lagu aasi doonaa halkaas.

Aaska allaha u naxariistee Maxamed Cali, ayaa u dhici doono qaab waafaqsan diinta Islaamka iyadoo ay ka qeybgali doona dad heysta diimo kala duwan.

34E7E5E900000578-3626702-Ali_is_pictured_in_September_2012_alongside_his_wife_Lonnie_Ali_-a-24_1465184566254 34E84A0E00000578-3626702-Three_of_a_kind_Former_World_Heavyweight_Champions_Joe_Frazier_M-a-30_1465184566401 34EB97A500000578-3626702-The_Greatest_Muhammad_Ali_stands_over_fallen_challenger_Sonny_Li-a-23_1465184566204 34EBBBCA00000578-3626702-Sad_Muhammed_Ali_s_brother_Rahman_at_The_Greastest_s_boyhood_hom-a-48_1465186355182 34EBFBCF00000578-3626702-A_meeting_of_minds_Muhammad_Ali_poses_with_The_Beatles_who_visit-a-31_1465184566410 34EBFBD300000578-3626702-Trading_punches_Muhammad_Ali_and_Joe_Frazier_box_in_a_12_round_n-a-29_1465184566355 34EC38C100000578-3626702-The_last_public_picture_Muhammad_Ali_pictured_with_singer_Carrie-a-26_1465184566293 34F1AC3F00000578-3626702-Hundreds_of_mourners_many_visibly_shaken_by_the_passing_of_their-a-51_1465186721538 34F1CF7100000578-3626553-Rest_in_Power_A_mourner_wrote_a_a_heartfelt_note_about_Ali_calli-a-30_1465167014698 34F4FF3000000578-3626553-image-a-47_1465167503694 34F5A23200000578-3626553-image-a-1_1465175596365 Β 34F55AB200000578-3626553-image-a-12_1465170994334 34F527E800000578-3626553-image-a-49_1465168534037 34F4736D00000578-3626702-A_man_carries_a_photo_of_Ali_outside_the_boxing_legend_s_childho-a-50_1465186718758 Β 34F4705000000578-3626702-Hundreds_of_fans_flocked_to_Ali_s_childhood_home_above_on_Sunday-a-49_1465186521097 F4Fm0B87Yf42da652fa04546ffb-3626553-Moroccan_King_Hassan_II_R_decorating_Muhammad_Ali_during_a_cerem-a-71_1465169646590

Xigasho: Daily mail

Previous Post

Madaxweynihii ugu horeeyay oo Soomaali ah oo booqday Dhadhaab-Sawirro

Next Post

Baarlamaanka oo ansixiyay sharciyo uu kamid yahay kan axsaabta siyaasadda dalka

Next Post
Baarlamaanka oo Warbixin maanta ka dhageysanaya Guddiga Arrimaha Dibadda

Baarlamaanka oo ansixiyay sharciyo uu kamid yahay kan axsaabta siyaasadda dalka

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In