Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawiro: Shirkii caalamiga ahaa ee warbaahinta oo lasoo gabagebeeyey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawiro: Shirkii caalamiga ahaa ee warbaahinta oo lasoo gabagebeeyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkani  caalamiga ahaa oo mudo 10 maalmood ah socoday ayna martigelisay dowladda Turkiga ayaa lagu soo geba gebeyeyeey magaaladan Antaaliya ee dalka Turkiga kaasi oo ay ka qeyb galeen qaarr kamid ah dalalka Africa oo Soomaaliya ay kujirto, Bariga Dhexe,iyo dalalkale oo la isku yiraahdo Balkonska kuwaasi oo  Geographic  ahaan ama Joho ahaan Dhaca Bariga qaaradda Yurub iyo Badda Mediterranean  oo isku xirta qaaradaha Africa iyo Yurub.

Waxaa siweyn looga hadlayay mudadii uu socday sida ugu haboon ee warbaahinta ay uga qeyb qaadan karto, dibmoqraadiyada, awood siinta bulshada, sida loo wajihi karo tabainta wararka goobaha xaraduhu ay kajiraan,guud ahaan tayaynta wararka, barnaamijyada bulshooyinka lagu horrumarinayo iyo  muhiimadda Public prodcoasting ah in warbaahintu ay noqoto mid bulshadu ay leeyihiin.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026

Wadamada ugu badan oo laga hadlay ayaa waxaa kamid ah Soomaaliya, Falastiin,Syria iyo wadamo kale oo Cirqa ay kujirto waxaana lagu soo bandhigay documintiyo ka tarjumaya dhibaatooyinka ay sababeen kooxaha Shabaab, Daacish iyo alqaa,idda iyo dhibaatooyinka gaamuray oo  ciidamada Israil ay ku hayaan shacabka reer Falastiin.

Zeynep Gujlur oo ah wariye ka howlgasha warbaahinta dowladda Turkiga ayaa madasha ku soo bandhigatya barnaamij documentary ah oo ay ka sameysay  abaarihii Soomaaliya ku dhuftay 2011kii, waxaan aan wax ka way diyay waxa ku dhaliyay arrinkaasi…,, Seynab ayaa ii sheegtay in sanadkii 2015tii ay barnaamijkani documentaryiga ah ay ka sameysay magaalaad Muqdisho sababo laxiriira muujinta sida walaalaha Turkigu ay uga damqanayaan shacabka Sooomaaliyeed islamarkaana ay u soo gurmadaan hay’adaha samafalka, waxayna warkeeda iigu soo geba gebeysay shacabka turkigu aad bay u jecelyihin walaalahooda Soomaaliya.

Agaasimaha Tvga qarnka Soomaaliyeed  C/Naasir Xasan Xuseen oo ka qeyb galay shirka ayaa sheegey in waxyaabaha muhimka ah ee laga faaiday shirkan Soomaali ahaan ka faaidaysan donaan.

Marka laga hadlayo  dowrka warbaahinta waxaa inta badan tusaalooyinka ugu badan loo soo qaadanayay kaalintii wadaniyadeed oo ay qaateen warbaahinta dalkani Turkiga oo tusay shacabka in ay dalka iyo dowladdu ay iyga leeyihiin taasi oo horseedey in si wada jir ah looga hortago isku  deygii afgembiga ahaa ee dhicisoobay kaasi oo lagu eedyeeey wadaadka lagu magacaabo Fatxullah Gulaan.

IMG_0129 IMG_0130 IMG_0132 IMG_0133 IMG_0134 IMG_0135 IMG_0136 IMG_0137 IMG_0138 IMG_0139 IMG_0140 IMG_0141 IMG_0142 IMG_0143 IMG_0144 IMG_0145

Previous Post

Qadar oo Malaayiin Doollar SiinaysaTuunisiya

Next Post

Gudoomiye ku xigeenkii labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo loo doortay …….

Next Post
DAAWO SAWIRRADA:- Doorashada Xildhibaannada Golaha Shacabka Ee Baydhabo Ka Bilaabatay

Gudoomiye ku xigeenkii labaad ee baarlamaanka Soomaaliya oo loo doortay …….

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

𝐑/𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱-𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐗𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐲𝐧𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐓𝐢𝐤𝐧𝐨𝐨𝐥𝐨𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐈𝐌𝐀𝐃

October 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In