Sunday, September 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRO:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRO:- Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Suudaan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha oo dhawanahaanba ku sugnaa Caasimada Khartuum ee Dalka Suudaan ayaa kormeer Guud ku sameeyay Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan iyadoo halkaasi ay ku soo dhaweeyeen Madaxda Safaaradda oo uu Hogaaminayo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan Maxamed Cabdulaahi Ugaas Lataliyaha koowaad Safaaradda Ibraahim Guure u Qeybsanaha Dhanka  Warfaafinta  Fiidow Maxamuud Fiidow.

Waxaana Wafdiga lagu soo wareejiyay dhamaan Xafiisyada kala duwan ee ay ku shaqeeyaan Madaxda Safaaradda oo ay ka mid tahay Xafiiska Safiirka  Qunsulka  kan Baasboorada laga bixiyo  Xafiiska Qaabilsan Dhaqanka Hidaha iyo Tacliinta sare iyo kan Qaabilsan Warfaafinta Safaaradda.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026

Safiir Maxamed Ugaas ayaa warbixin kooban siiyay Taliyaha isagoo sheegay in ay farxad weyn u tahay in Safaaradda Soomaaliyeed  ku soo Booqdaan Wafdi uu Hogaaminayo si ay ugu kuur galaan qaabka ay u shaqeeyaan howl wadeenada Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan

Dhanka kale Sareeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud ayaa ka mahadceliyay sida wanaagsan ee Madaxda Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan u soo dhaweesay  isagoo ku dhiirigaliyay Madaxda Safaaradda in ay sii wadaan dadaalka ay u haayaan Shacabka Soomaaliyeed isagoo tibaaxay in duruuf adag ay ku shaqeenayaaan Diplomaasiyiinta Safaaradda  maadaama ay ka warhayaan in ka badan afar kun oo arday ah kuwaas oo Dowladda Suudaan ay siisay deeqo waxbarasho oo kala duwan  ayuu yiri Taliye Xaamud  waxa uuna intaa raaciyay Taliyaha in loobaahanyay marwaliba in loo shaqeeyo Muwaadinka Soomaaliyeed

Booqashada uu ku tagay Taliyaha Safaaradda Soomaaliyeed ee Dalka Suudan ayaa noqoneesa mid ay ku kala warqaateen Madaxda Safaaradda oo uu hogaaminayay Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya Dalka Suudaan iyo wafdiga uu horkacayay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyadoo ay ku soo idlaatay jawi haboon.

BH0A0583 BH0A0585 BH0A0587 BH0A0594 BH0A0595 BH0A0597 BH0A0606 BH0A0611 BH0A0627 BH0A0631 BH0A0635 BH0A0640 BH0A0641 BH0A0660 BH0A0667 BH0A0673 BH0A0674 BH0A0676 BH0A0679 BH0A0680 BH0A0684 BH0A0701

Previous Post

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

Next Post

Waddamada Yurub oo Maal-gelinaya Afrika si looga Hor-tago Faqriga iyo Qulqulka Qaxootiga

Next Post
Waddamada Yurub oo Maal-gelinaya Afrika si looga Hor-tago Faqriga iyo Qulqulka Qaxootiga

Waddamada Yurub oo Maal-gelinaya Afrika si looga Hor-tago Faqriga iyo Qulqulka Qaxootiga

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya

September 19, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul...

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Aqoonsiga oo lagu qabtay Muqdisho

September 19, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), kaas oo lagu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In