Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Agaasimaha SONNA oo lagu soo dhaweeyey Stockholm

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Agaasimaha SONNA oo lagu soo dhaweeyey Stockholm
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA C/raxmaan Yuusuf Sheekh “Al-Cadaala” ayaa munaasbad soo dhawayn ah loogu sameeyey magaalada Stockholm ee caasimadda Waddanka Sweden.

Munaasabadan oo ahayd casho sharaf ayaa xalay magaalada Stockholm waxaa ugu sameeyey Agaasime C/raxmaan Yuusuf “Al-Cadaala” Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Stockholm.

Related posts

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026

Waxaana munaasabadan casho carafta ah ee lagu soo dhaweeyey xalay Agaasimaha wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA oo ahayd mid ballaaran ka soo qeyb galay qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaas, kuwaasoo isugu jiray Aqooyahanno, Abwaanno uu ka mid ahaa Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi, Haween, Suxufiyiin rug cadaa ah oo uu ku jiray Tifaftirihii hore ee SONNA xilligii Dowladdii Kacaanka C/llaahi Muuse.

Tifaftirihii hore ee SONNA C/llaahi Muuse ayaa qudbad dheer oo qiimo leh oo uu halkaasi ka jeediyey waxa uu uga sheekeeyey qaabkii ay wakaaladda wararka Sonna u shaqeyn jirtay beri samaaadkii, isagoo boggaadiyey habka ay haatan u shaqeynayaan dhallinyarada gacanta ku haya wakaaladda.

Inta badan qudbadihii halkaasi laga jeediyey ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey Agaasimaha, waxaana ay dadku u rajeeyeen in isbedel-ka uu la yimid horay u sii wado, heer sarena gaarsiiyo wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA..

Ugu dambayntii Agaasimaha SONNA C/raxmaan Sheekh Yuusuf “Al-Cadaala” oo hadalka qaatay ayaa ka mahadceliyey soo dhawayntan qiimaha leh, waxa uuna dhanka kale ka hadlay wax qabadkii ay ku tallaabsadeen muddadii koobnayd oo uu joogay SONNA, isagoo sidoo kale soo hadal qaaday waxyaabo badan oo uu sheegay inay hiigsan doonaan.

DSC05523 DSC05525 DSC05529 DSC05530 DSC05532 DSC05533 DSC05535

Sawir qaade Maxamed  C/qaadir daahir (Ashraf)

Previous Post

Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay

Next Post

Tababar ku saabsan dib u eegista Dastuurka oo Muqdisgho ka furmay “SAWIRO”

Next Post
Tababar ku saabsan dib u eegista Dastuurka oo Muqdisgho ka furmay “SAWIRO”

Tababar ku saabsan dib u eegista Dastuurka oo Muqdisgho ka furmay “SAWIRO”

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

Wasiirka Dekadaha XFS oo heshiis Is-afgarad ah la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali Ship Register Limited

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha Shirkadda Somali...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan mira-dhal ah la qaatay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda

March 29, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan mira dhal ah la...

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo Muqdisho ka furtay kulan Hawleed ku saabsan sare u qaadista Hoggaaminta Haweenka

March 29, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

SOMALI NATIONAL FORCES CONDUCT MILITARY OPERATION AGAINST KHARIJITES AL SHABAB IN DAYNUNAY

March 29, 2026
0

Somali National Security Forces, conducting operations against Kharijites militants, successfully cleared roadblocks set up by the terrorists in Daynunay area...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In