Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo sawirrada: Arday ka qalin jebisay jaamacadda Jamhuuriya oo shahaaddooyin la guddoonsiiyay

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo sawirrada: Arday ka qalin jebisay jaamacadda Jamhuuriya oo shahaaddooyin la guddoonsiiyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ballaaran oo shahaaddooyin lagu guddoonsiinayay arday baratay cilmiga dawada, kuwaasoo ka qalin jebiyay jaamacadda Jamhuuriya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Xaflad ay ku qalin jabinayeen ku dhawaad 70 arday Β oo dhameysatay wax barashada heerka dibloomada ee taqasuska cilmiga barashada Β daawada oo ay bixiso Β jaamacadda jamhuuriya ayaa waxaaΒ  ka qeyb galay maamulka jaamacadda, macalimiin, waalidiin,Β  arday, iyo marti sharaf

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

IntaΒ  ay munaasabadda socotay ayaa looga hadlay faa’iidooyinkaΒ  uu ummadda Soomaaliyeed u leeyahay barashada cilmiga daawadaΒ  iyo baahida loo qabo in la helo dhalinyaro Β baratay cilmigaas.

Macalimiintii iyo marti sharaftiiΒ  ka hadashay munaasabadda ayaa ardayda ku boorrisay in ay waxbarashada sii wadaan Β islamarkaana ay bulshada uga faa’ideeyaan cilmiga ay barteen.

Qaar ka mid ah ardaydii kaΒ  qalin jabisayΒ  jaamacadda oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa muujiyay sida ay ugu faraxsanyihiin barashada maaddada cilmiga dawada oo ay ka qalin jibiyeen, iyagoo ku amaanay maamulka iyo macalimiinta jaamacadda Jamhuuriya dhiiri gelintooda wanaagsan oo ay la garab taagnaayeen muddadii ay wax barashada ku jireen.

Madaxa jaamacadaha ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare mudaneΒ  Bashiir Maxamuud JimcaaleΒ  oo dhankiisa munaasabadda ka hadlayΒ  ayaa arday ugu hambalyeeyay dadaalka ay muujiyeen, isagoo ku boorriyay iney si kordhiyaan waxbarashada si ay ummaddooda ugu faa’iideeyaan.

Gudoomiyaha jaamcadda jamhuuriya Prof MaxamuudΒ  Axmed Jimcaale oo munaasabadda soo xiray aya ardayda kula dardaarmay in ay saameyn ku yeeshaan xaaladaha caafimaad ee wadanka Β ka jira iyagoo maanka ku haya baahida ay ummadda Soomaaliyeed u qabto helidda aqoonyahanno wax u soo bartay dalkooda iyo dadkooda.

Gabagabadii munaasabadda ayaa ardayda waxaa la doonsiiyayΒ Β Β  shahaaddooyin iyo abaalmarinno ka tujumaya cilmiga ay soo barteen.

unnamed (1) unnamed (2) unnamed (3) unnamed (4) unnamed (5) unnamed (6) unnamed (7) unnamed (8) unnamed (9) unnamed

unnamed (1) unnamed (1) unnamed (2) unnamed (10) unnamed unnamed

Sawir qaade: Maxamed Ibraahim Raage “Honest”

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Previous Post

Daawo Sawirrada: Madaxweynihii hore Sh. Shariif oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Turkiga

Next Post

Dowlad Goboleedka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay Balanbal “Akhriso”

Next Post
Dowlad Goboleedka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay Balanbal “Akhriso”

Dowlad Goboleedka Galmudug oo maamul cusub u magacaabay Balanbal "Akhriso"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In