Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa ku tallaabsatay horumarro kala duwan wixii ka dambeeyay markii laga saaray maleeshiyaadka Shabaab.
Baydhabo waxa ay iminka xarun u tahay maamulka koofur galbeed ee dalkeenna Soomaaliya, iyadoo magaaladaasi uu ka muuqdo horumar dhinacyo badan leh sida, dhismayaal cusub, nadaafadda oo laga shaqeeyay iyo adeegyada korontada, biyaha iyo isgaarsiinta oo sare loo qaaday.
Sawir qaade: Siraaji Xaaji Isxaaq