Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

DAAWO SAWIRRADA: Ciyaartoyda Xulka Kubadda Cagta Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
DAAWO SAWIRRADA: Ciyaartoyda Xulka Kubadda Cagta Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay Kismaayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Madaxweyne ku-xigeenada koowaad iyo Xubanaha Golaha Wasiirada, Xildhibaanada Barlamaanka Jubbaland, Saraakiisha ciidamada iyo kumanaan shacab oo ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa garoonka Kismaayo kusoo dhaweeyay laacibiinta xulka Jubbaland oo guul taariikhi ah ka soo gaaray tartankii dowlad gobolleedyada iyo gobolka banaadir.

Soo dhaweyntii ciyaartooyda ayaa ahayd tii ugu weyneyd uguna xiisaha badneed ee loo sameeyo mudanayaal la maamusay iyo dhammaan martidii kala duwanaa ee soo gaaray kismaayo,Shaqada garoonka diyaaraha ayaa loo kali yeelay maanta soo dhaweynta ciyaartoyda jubbaland.

Related posts

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo koobka ka gudoomay xulka ayaa ugu hambalyeeyay xulka iyo mas’uuliyiintii kala duwanaa ee Muqdisho u tagay niyad dhiska iyo dhiiro galinta laacibiinta xulka Jubbaland.

Madaxweynaha jubbaland ayaa sheegay in jubbaland ay ehel u tahay kubadda cagta ayna taqaan sida loogu guuleysto koobabka.

Soo dhaweyn kadib waxaa loo galbiyay hoolka shirarka ee daawad halkasoo qado sharaf loogu sameyay ciyaartoyda xulka Jubbaland iyo dadweynihii kaqayb galay soo dhaweynta ciyaartooyda,waxaana kala qayb galay madaxda ugu sareysa Jubbaland.

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA:-Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye Jawaari oo si diiran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Next Post

Madaxwaynaha Puntland oo xarigga ka jaray waddooyin muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post
Madaxwaynaha Puntland oo xarigga ka jaray waddooyin muhiim ah “SAWIRRO”

Madaxwaynaha Puntland oo xarigga ka jaray waddooyin muhiim ah "SAWIRRO"

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

Wasiirka Qoyska XFS & Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka oo isku raacay wada-shaqeynta labada dhinac

September 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha  labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay Danaha labada dal

September 16, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo bogaadiyey horumarka iyo isbeddelka Dhaqaale ee la sameeyey.

September 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

Agaasimaha EAC oo Ganacsatada Soomaaliyeed ugu Baaqay Ka qaybgalka Som Souk Expo 2026

September 16, 2026
0

Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In