Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Dacwadda soohdinta badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo maalinti Labaad ka socota Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Dacwadda soohdinta badda ee Soomaaliya iyo Kenya oo maalinti Labaad ka socota Maxkamadda Caalamiga ah ee ICJ
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa maalintii labaad Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ICJ ee fadhigeedu yahay dalka Netherland ka socodo dhageysiga dacwadda dhinaca badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Gudiga matalaya difaaca dacwadda badda ee Soomaaliya ayaa maanta waxa ay maxkamadda ka hor jeedinayaan qodobadda lahaanshaha badda Soomaaliya, si xal loogu helo muranka badda ee ka dhexeeyo dowladaha Soomaaliya iyo Kenya.

Related posts

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026

Garyqaanada Soomaalida oo uu hor-kacayo Qareenka Guud ee Soomaaliya, Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa Maxkamada ka jeedinaya sharciyada ay u cuskanayaan in Maxkamada ay soo fara geliso Muranka kala dhaxeeya Dowlada Kenya ee ku aadan sohdinta Badda

Dhageysiga Dacwadaan ayaa socon doonta illaa iyo Maalinta Jimcaha, iyadoona markaa waxii ka danbeeya ay Maxkamada ICJ guda geli doonto sidii ay go’aamo ugu gaari laheyd soo jeedinada labada dhinac ee ku aadan in Maxkamada ay soo dhex gasho arrinkaan iyo inkale.

Maxkamada ayaa haatan socota, iyadoona la dhageysanayo Qareenada u hadlaya Dowlada Somalia.

Wixii ku soo kordha waan idin soo gudbin doonnaa.  

dacwad-icj-1 dacwad-icj-2 dacwad-icj-3 dacwad-icj-4 dacwad-icj-5 dacwad-icj-6 dacwad-icj-7

Previous Post

Kirliga ama Jalamadda aduunka ugu qaalisan

Next Post

Qaramada Midoobay oo sheegtay in malaayiin Somalidi ah ay haysato Cunto la’aan

Next Post
Qaramada Midoobay oo sheegtay in malaayiin Somalidi ah ay haysato Cunto la’aan

Qaramada Midoobay oo sheegtay in malaayiin Somalidi ah ay haysato Cunto la'aan

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Waddada Sheekh Cali Suufi

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Mudane Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Waddada Sheekh...

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In