Thursday, April 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Dib u dhiska iyo bilicda ka muuqata waddada Wadnaha ee magaalada Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Dib u dhiska iyo bilicda ka muuqata waddada Wadnaha ee magaalada Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Muddooyinki ugu dambeeyay magaalada Muqdisho waxaa ka socday dib u dhis iyo nadaafad xoog leh oo sare loogu qaadayo bilicda iyo nadaafada magaalada Muqdisho.

Sidoo kale magaalada Muqdisho waxey ka soo kabaneysaa burburkii ka soo gaaray dagaalladii dalka soo maray, iyadoo lagu guuleeystay in dib u dhis balaaran lagu sameeyo waddooyinka halboowlaha u ah isu socodka magaalada Muqdisho.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Waddada wadnaha ayaa ka mid ah meelihii ugu dambeeyay ee maamulka gobolka Banaadir uu dayactir xooggan ku sameeyay,  waxaana sidoo kale waddadaasi ka muuqanaya dib u dhis balaaran oo lagu sameeynayo dhismihii ku yaala hareeraha waddadaasi, kuwaasoo ay ku jiraan Kaalimo shidaal oo casri ah.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada.

IMG_0371 IMG_0372 IMG_0374 IMG_0383 IMG_0384 IMG_0386 IMG_0387 IMG_0388 IMG_0389 IMG_0390 IMG_0392 IMG_0393 IMG_0401 IMG_0410 IMG_0435 IMG_0436 IMG_0439 IMG_0440 IMG_0443 IMG_0446 IMG_0452 IMG_0455 IMG_0460 IMG_0463 IMG_0468 IMG_0473 IMG_0475 IMG_0477 IMG_0484 IMG_0486 IMG_0502 IMG_0512 IMG_0513 IMG_0514

Sawir-qaade: Farxaan Suleymaan Daahir

Previous Post

Sawiro: Mudane Jawaare oo gaaray magaalada Jowhar.

Next Post

Madaxweynaha oo qaabilay ergeyga gaarka ah ee UNHCR u qaabilsan Soomaaliya

Next Post
Madaxweynaha”Doorashada dalka waxey dhaceysaa waqtigii loogu talo galay”

Madaxweynaha oo qaabilay ergeyga gaarka ah ee UNHCR u qaabilsan Soomaaliya

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In