Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Dibadbax looga soo horjeedo sheegashada Kenya ee baddeena oo ka dhacay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Dibadbax looga soo horjeedo sheegashada Kenya ee baddeena oo ka dhacay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dibad bax balaaran oo looga soo horjeedo sheegashada Kenya ee qeyb ka mid ah baddeena Soomaaliya laguna taageerayay dadaallada dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku wajahan dacwadda badda ee ka socota maxkamadda cadaaladda adduunka ee Holand ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Kumannaan ka tirsan bulshada ku dhaqan gobolka Banaadir ayaa ka qeyb qaatay dibadbaxa, kuwaasoo socod ku soo maray waddooyin ka mid ah magaalada Muqdisho, iyagoo wata boorar ay ku qoranyihiin halku dhigyo ka dhan ah sheegashada Kenya, waxeyna dadkaasi isugu soo uruureen fagaaraha Daljirka Dahsoon ee degmada Boondheere.

Related posts

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale “Madaale” oo la hadlay dibad baxayaasha ayaa sheegay in aysan jirin Cid iibsan karta Badda Soomaaliya islamarkaana aysan Shacabka Soomaaliyeed marna aqbali doonin Damaca Guracan ee Kenya ku dooneyso qeyb ka mid ah biyaha Soomaaliya.

Sidoo kale gudoomiye Madaale wuxuu rajo wanaagsan ka muujiyay in natiijo dhaxal gal ah ay ka soo baxdo dacwada la xiriirta badda ee iminka ka socota maxkamadda caddaalada adduunka ee Holand, taasoo u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya.

01
02
03
04
05
06
07

Previous Post

Project Implementation Unit Positions: Individual Consultants

Next Post

Wasiir ku xigeenka Beeraha oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay arrimaha doorashoyinka+Sawirro

Next Post
Wasiir ku xigeenka Beeraha oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay arrimaha doorashoyinka+Sawirro

Wasiir ku xigeenka Beeraha oo ka qeybgalay kulan looga hadlayay arrimaha doorashoyinka+Sawirro

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo gaaray Baydhabo

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro Iyo...

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya oo caawa ciyaar adag la leh xulka Mauritius.

March 31, 2026
0

Ciyaartoyda Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa caawa 06:00 PM ciyaar adag oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In