Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo sawirrada goobaha loo dalxiis tego ee Luuq,Gedo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa goobo loo dalxiis tego oo ku yaalla degmada Luuq ee Gobalka Gedo, halkaasoo ay tegaan maalmaha fasaxa dhalliyarada qaybaheed kala duwan ee magaalada ku nool.

Goobaha loo dalxiis tego waxaa dadweynaha kala qeybgala kulamada ay lee yihiin maamulka degmada, si loo adkeeyo isdhexgalka bulshada iyo maamulka degmada iyo kor u qaadida goobaha bilacda leh ee magaalada ku yaalla.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar kamid ah dhallinyarada degmada Luuq ayaa ku amaanay maamulka magaalada in ay dhallinyarada kala qeyb galaan kulamada ay lee yihiin maalmaha fasaxa, si loo adkeeyo is dhexgalka bulshada iyo kor qaadida bilicda.

Gudoomiyaha Degmada Luuq Maxmad Cabdullahi Gardhuub oo la hadlay qaar ka mid ah dhallinyarada booqanaysa goobaha dalxiiska loo tego ayaa sheegay in ay soo dhaweenayaan maamulkooda in da’ yerta la baro goobaha loo dalxiistego ee magaalada ku yaalla.

Gudoomiyaha Degmada luuq ayaa sidoo kale dhallinyarada ka codsaday in ay la yimaadaan hal abuuro wax u taraya degmada sida ganacsi, iyo goobo dalxiis oo laga furo magaalada.

Tags: Daawo sawirrada goobaha loo dalxiis tego ee LuuqGedo
Previous Post

Raysal Wasaare Khayre oo dhaqaatiirta Soomaaliyeed kala hadlay xakameynta COVID-19

Next Post

Wasiir Beyle oo shaaciyay Waqtiga IMF ka cafinayso deynta Soomaaliya

Next Post
Wasiir Beyle oo shaaciyay Waqtiga IMF ka cafinayso deynta Soomaaliya

Wasiir Beyle oo shaaciyay Waqtiga IMF ka cafinayso deynta Soomaaliya

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In