Xildhibaan Maxamed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Guddiga Difaaca ee Golaha shacabka, Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida Jeneraal Liibaan Cali Yerrow iyo sidoo kale guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida iyo saraakiil uu ka mid yahay Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka oo maalmahan ku sugnaa Gobolka Bakool ayaa kormeeray xarumaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ay ku leeyihiin Gobolka Bakool.
Sawir Qaade:- Cabdulqaadir Ciise Cali