Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Hey’adda Somali Relief Network of North America oo hilib Udxiyo ah ka qeybisay Afgooye

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Hey’adda Somali Relief Network of North America oo hilib Udxiyo ah ka qeybisay Afgooye
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hay’adda Somali Relief Network of North America ayaa Deeq Hilib Udxiya ah gaarsiisay 500 Qoys oo ku Nool Degmada Afgooye.

Hay’adda Somali Relief Network of North America ayaa waxa ay Deeq Hilib Udxiya ah u Qeybisay Qoysas Dan yar ah oo Gaaraya 500 Qoys  .kuna Nool Degmada Afgooye ee Gobalka Shabeelaha hoose.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Wadarta Guud Ee Dadka Ka Faa,iideystay deeqdan hilibka ah ayaa gaaraysa 2500 ruux oo danyar ah.

Wakiilka Hay’addaaasi u Qaabilsan Soomaaliya Ibraahim Cusmaan Cabdullahi ayaa goobta ka Sheegay in 10 Neef   oo Lo’   ah iyo 90 Neef oo Ido ah
ay koobnaayeen xoolaha la qalay, isagoo xusay in si hufana loo gaarsiiyay Qaar ka mid ah Dadka Saboolka ah ee  ku Nool Xaafadaha kala Duwan Degmada Afgooye.

Dhanka kale Wakiilka Hay’addaaasi u Qaabilsan Soomaaliya Ibraahim ayaa sheegay in gudoomiyaha Hay’adda Somali Relief network of North America Aadam
Maxamed Ciise in ay ka go’antahay sidii dadka danyarta ah loo caawin lahaa.

Ma ahan Markii ugu Horeysay oo Hay’addan ay Kaalmeyso Qaar ka mid ah Dadka Saboolka ah eek u Sugan Qaar ka mid ah Gobalada Dalka

DSC03681 DSC03687 DSC03692 DSC03730 DSC03734 DSC03736 DSC03744 DSC03745 DSC03746 DSC03765 DSC03773 DSC03776 DSC03797 DSC03803 DSC03811 DSC03815

Previous Post

Maxan ka baranay shir Madaxeedkii IGAD  ee Muqdisho lagu Qabtay ? ‘ Maqaal’

Next Post

Obaama oo ku baaqay in la soo dhaweeyo Muslimiinta

Next Post
Obaama oo ku baaqay in la soo dhaweeyo Muslimiinta

Obaama oo ku baaqay in la soo dhaweeyo Muslimiinta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In