Saturday, March 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Jimciyadda SOHEDA oo si kulul u cambaareeysay inqilaabkii dhicisoobay ee Turkiga

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Jimciyadda SOHEDA oo si kulul u cambaareeysay inqilaabkii dhicisoobay ee Turkiga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ay soo qaban qabisay Jimciyadda SOHEDA islamarkaana looga soo horjeeday inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa lagu qabtay xarunta Jimciyaddaasi ee magaalada Muqdisho.

Kulankaasi waxaa ka qeybgalay xildhibaanno ka tirsan baarlamanka Federaalka Soomaaliya, dadweyne farabadan iyo mas’uuliyiinta hey’adda SOHEDA, iyadoo halkaasi si kulul loogu cambaareeyay isku daygii fashilmay ee la doonayay in meesha looga saaro xukuumadda dimuquraadiga ku dhisan ee madaxweyne Rajep Dajib Erdugan.

Related posts

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026

Xildhibaan Yuusuf Xeyle Jimcaale, Xildhaan Maxamed “Sey Sey” iyo xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriyo oo kulankaasi ka hadlay ayaa si isku mid u cambaareeyay inqilaabka fashilmay oo qaar ka mid ah ciidamada Turkigu ay sameeyeen, waxeyna tilmaameen in ummadda Soomaaliyeed ay garab taagantahay shacabka iyo dowladda Turkiga.

Mas’uuliyiintaasi ayaa ka sheekeeyay xiriirka qotada dheer ee u  dhaxeeyay labada dal, waxeyna xuseen gurmadkii ay walaalaha Turkiga u fidiyeen shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed, iyagoo muujiyay taageerada ay u hayaan madaxweyne Erdugan, islamarkaana cod dheer ku cambaareeyay inqilaabkii fashilmay ee ka dhacay dalka Turkiga.

13711484_648404385328439_971112598_o 13702322_648403841995160_1182734211_o 13699405_648404308661780_575230155_o 13694240_648404175328460_1142297189_o 13692237_648404388661772_937760848_o 13662455_648404091995135_715651506_o

Previous Post

Saraakiil ka tirsan maxkamadda ciidamada qalabka sida oo shir ku saabsan kiisaska argagixisada uga qeybgalay Ethiopia

Next Post

SAWIRO : Magaalada Gaalkacyo oo lagu Aasay masuuliyiintii Gal mudug ee shilka Gari ku geeriyooday

Next Post
SAWIRO : Magaalada Gaalkacyo oo lagu Aasay masuuliyiintii Gal mudug ee shilka Gari ku geeriyooday

SAWIRO : Magaalada Gaalkacyo oo lagu Aasay masuuliyiintii Gal mudug ee shilka Gari ku geeriyooday

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th March, 2026 Read here..... 1- President Hassan Sheikh Mohamud...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

March 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Salaadda Ciidul Ftriga kula tukadey degaanka Gendershe Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo...

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

Hay’adda SoDMA oo howlo biyo dhaamin ah ka wado deegaanno hoostaga Baydhabo

March 20, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed, isla markaana ku guda jirta Todobaadka Gurmadka...

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

Ciidamada Xoogga Dalka oo furimaha hore kasoo diray Hambalyo Ciidul Fidriga

March 20, 2026
0

Ciidamada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka, gaar ahaan gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa saakay si...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In