Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

DAAWO SAWIRADA: Maamulka G/Banaadir oo soo bandhigay gaadiid farabadan oo ka shaqeeya nadaafadda iyo dib u dhiska

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO SAWIRADA: Maamulka G/Banaadir oo soo bandhigay gaadiid farabadan oo ka shaqeeya nadaafadda iyo dib u dhiska
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kolanya gaadid ah oo ah kuwa ka shaqeya Nadaafada iyo Dhismaha ayaa maamulka gobalka Banaadir Waxaa habennimadi xalay abaara 9:00 Fiidnimo Kuwsoo bandhigay qaar kamid ah wadooyinka Maagalad muqdisho iyadoo kulanyada gaadidka ee lasoo bandhiagay ay ahaayen kuwa Dowalada Turkiga ay dhawaan ku awareejisay maamulka gobalka Banaadir.

Gaadidka faraha bdana ee kashaqeeya nadaafada iyo dhismaha ayaa waxaa socdaal kooda ku wehlinaaye Masuuliyiin katirsan maamulka gobalka Banaadir maamulada Degmooyinaka gobalka Saraakisha Ciidamada Qalabsida iyadaaoo dadweynihii kusugnaay wadooyinka ay aad ugu faraxsanaayen Kormeerka nadaafada ay samey nayaen maamul Dowalada Hoose ee Xamar awadooyinka qaarna waxa ay ahaayen kuwa aad u mash quulsan taasi oo qeyb ka ah nabada iyo hormarka kajira magaalada Caasimada.

Related posts

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026

Masuulyintan ayaa kormeerkoda nadaafada waxey kusoo gaba gabeeyen Taalada Daljirka dehsoon Degmada Boondheere ee gobalka Banaadir agaasimaha Waaxda Nadaafada ee Dowlada hoose ee xamar Cabdacaziis Goodax Bare ayaa sheegay in ay siwanaagsan u socoto olalaha Nadaafa.

“Waxa aan soo bandhiganay ama aan qabanay waxyaaba aadan maleeyi karina shaqdii nalagala dardaarmay ama shaqdii la rabay nadaafada iyo bilicda magaalada in la qabto ee waxaan u qabanay si aan caadi aheyn agaasimaha howlaha Guud oo galiyay waqti johdi aad au badan.

Agaasima Howlaha Guud ee maamulka Dowlada Hoose ee xamar Sheekh Cumar Xuseen oo dhankiisa goobta kahadlay ayaa Tilmaamay in maamulka Dowlada Hoose uu xooga saarayo Sidii ay ugu guuleysan lahaaeys in dib loo soo celiyo Bilicda Magaalada Muqdisho.

“ looma kala harin hadey ahaan laheyd   Bulshada degmooyinka ku dhaqan hadey ahaan laheyd maamulka degmooyinka hadeya ahaan lahaeyd shaqaalaha dowalada Hoose hadey ahaan laheyd aciiadan ialaalada deeganka waxaa afar iyoa labaatan sac loo taagnay in ma aragtay aan bulshadan nadaafa deyda ka shaqeyno Bishii bartakeys neyd oo aad ogaa deyn ee anaga waxaa cibaada noo aheyd in magaalada ay nadiif ahaato”

Kusimaha Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna Gudoomiye Kuxigeenka Siyaasada ee maamulka Gobalka Maxamed Axmed Diiriye   oo warbaahinta kula hadlay taalada Daljirka Dahson waxuu ugu baaqay Shacabka saoomaliyed ee Kunool magalada Muqdisho in maamulka Doawlada Hoose ee xamar ay kala Shaqeyan olalaha nadaafada.

“Waxaan rabnaa umada Soomaliyed oo umada Soomaliyed gaar ahaan umada gobalka banaadir dagan iney waqtiga aan galineyno nadaafada iney nala galiyaan waxaan howl galinay dhamaan Degmooyinki waxaan howl galinay ee Ciidanka ilaalada Deeganka waxan howl galinay aWaax yihii Howlahan ay Quseyday oo Nadaafada iyo howlaha Guud dhamaated”

Maamulka gobalka Banaadir ayaa Dhawaan Gaadid farabadan oo ah kuwa ka shaqeya Nadaafada iyo dhismaha kala wareegay dowlada Tuarkiga oo iyadu mashaaricya kala Duwan ka fuliyay Magalaada Muqdisho iyadoo Mudooyinki ugu danbeyay maamulka Gobalka Banaadir uu ku howlanaa Olale dib loogu Soo celinaaye Bilicda magaalada Muqdisho ayaa haatan ku guuleystay in qeyba badan oo kamid gobalka banaadir ay tahay kuwa lagu guuleystay in bilic deyda dib loo soo celiyay islamarkaana wali Socdaal olalahaasi nadafa deyd.

IMG_8689 IMG_8693 IMG_8723 IMG_8724 IMG_8731 IMG_8736 IMG_8777 IMG_8785 IMG_8787 IMG_8788 IMG_8790 IMG_8792 IMG_8794 IMG_8795 IMG_8813 IMG_8819 IMG_8821 IMG_8823 IMG_8830 IMG_8837

Previous Post

Madaxweynaha oo munaasabadda Ciiddul Fidriga awgeed cafis u fidiyey maxaabiis

Next Post

DAAWO SAWIRADA:- Sida ay u ciideen Soomaalida ku nool magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norwey

Next Post
DAAWO SAWIRADA:- Sida ay u ciideen Soomaalida ku nool magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norwey

DAAWO SAWIRADA:- Sida ay u ciideen Soomaalida ku nool magaalada Tromsø ee Woqooyiga Norwey

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In