Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Turkiga oo badbaadiyay nin doonayay in uu iska tuuro Kaabad ama Buundo dheer

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Turkiga oo badbaadiyay nin doonayay in uu iska tuuro Kaabad ama Buundo dheer
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Rajeb Dayib Erdogan Madaxweynaha Dalka Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in uu bad baadiyay nin sabool ah oo doonayay in uu iska tuuro Buundada ugu dheer dalka Turkiga oo ku taala Magaalada Istanbuul.

Ninkan saboolka ah oo la sheegay iney nolosha ku adkaatay ayaa doonayay in uu iska tuuro Buundada Bosphor, si uu u geeriyoodo,  waxaana arintaasi ka war heshay Madaxtooyada Turkiga, iyadoo durbadiiba uu madaxweynaha Turkiga uu si deg dge ah usoo gaaray buundadaasi oo ah halka uu ninkaasi doonayay in uu iska tuuro.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ciidanka Ilaalada Madaxweynaha Turkiga oo ku dhawaaday ninka doonayay in uu istuuro ayaa ka codsaday in uusan is dilin uuna la kulmo Madaxweyne Rajeb Dayib Erdogan, ninkan ayaana aaminin warka ciidanka, waxaana ugu dambeyn laga furay daaqada gaarigii uu saarnaa Madaxwenaha, ninkan ayaana markii uu arkay Madaxweynaha ka laabtay go’aankiisa isagoo  soo aaday dhinaca gaariga uu saarnaa Madaxweynaha.

Madaxweynaha oo gaarigiisa ku jira ayaa waxaa loo geeyay ninka doonayay in uu Buundada iska tuuro, waxa uuna ninkan uga warbixiyay Madaxweynaha daruufta heeysata ee ku kalifay in uu is dilo, Madaxweynaha ayaa ninkaasi u muujiyay naxariis isagoo ka qiirooday duruufta dhinaca nolosha ah ee ninkaasi soo wajahday, wuxuuna madaxweynuhu ninkaasi u sameeyay balan qaad u sameeyay ninkaasi, isagoo markiiba telfoon u diray Madax kale kuna amray in loo qabo ninkan waxa uu doonayo.

Madaxweynaha Dalka Turkiga Rajeb Dayib Erdogan, oo ah Hogaamiye Naxariis badan dadkuna aad u jecel yihiin ayaa sabab u noqday in uu bad baadiyo nolosha ninkaasi saboolka ah.

naxaris_1 naxaris_2 naxaris_3 naxaris_4 naxaris_5

Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2015-12-25 13:56:18Z |  | ÿÿÿÿÿÿÿÿÿÿÿÿÿÛï‹d§ÿ
Image processed by CodeCarvings Piczard ### FREE Community Edition ### on 2015-12-25 13:56:18Z | | ÿÿÿÿÿÿÿÿÿÿÿÿÿÛï‹d§ÿ

 

Previous Post

Horyaalka kubadda koleyga 2015-16 oo ka furmay Muqdisho+Sawirro

Next Post

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In