Akristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu so gudbineynaa Sawirada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, kulankii uu la qaatey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, khudbaddii uu ka jeediyay Shir Madaxeedka 26-aad ee Midowga Afrika iyo kulamadii kale ee uu la qaatay wafuudda ka qeyb gashay shirka.
Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...




















