Akhristayaal waxaan halkaan idiin ku soo gudbineynaa Sawirada kulan maanta magaalada Muqdisho ay kula qaadatay marwada Madaxweynaha Dalka Marwo Sahro Cumar Xasan Haweenka Baarlamaanka ku jira oo ay ka wada hadleen arrimo kale duwan oo la xiriira horumarinta Haweenka Soomaaliyeed.
kulanka oo ujeedkiisu ahaa kala warqaadasho iyo in laga hadlo waxyaabaha u qabsoomay haweenka xildhibaannada ah intii ay ku guda jireen kalfadhigii ugu dambeeyay ee baarlamaanka.