Thursday, September 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Marwada madaxweynaha oo la ciidday caruur agoon ah

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Marwada madaxweynaha oo la ciidday caruur agoon ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marwada madaxweynaha Qamar Cali Cumar  oo ay wehlisay guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed Batuulo Sheekh Axmed Gabballe iyo mas’uuliyiin kale ayaa maanta booqatay xarunta xanaanada agoonta Boondheere halkaasoo ay ku sugnaayeen caruurta agoonta gabdhaha ee Boondheere iyo agoon wiilal ah oo ka yimid xarunta xanaanada agoonta wiilasha Rajo oo ku taala degmada Yaaqshiid.

Maamulaha labada xarumood ee  “Boondheere iyo Rajo” Marwo Nuurto Maxamed Caddoow ayaa si siirran u soo dhaweey marwada madaxweynaha Qamar Cali Cumar iyo mas’uuliyiinta kale ee la socotay.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026

Gudoomiyaha degmada Boondheere oo ka hadlay munaasabadda loo sameeyay caruurtaasi agoonta ah ayaa si weyn u soo dhaweeyay in marwada madaxweynaha ay maanta la ciiddo caruurta agoonta ah, wuxuuna dhinaca kale ammaan iyo bogaadin u soo jeediyay maamulaha labada xarumood ee Boondheere iyo Rajo marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo uu sheegay iney xil weyn iska saartay daryeelka caruurta agoonta ah.

Marwada Madaxweynaha Qamar Cali Cumar oo munaasabadaasi ka hadashay ayaa muujisay sida ay ugu damqaneyso caruurta Soomaaliyeed ee agoonta ah, waxeyna ka hadashay ahmiyadda ay leedahay daryeelka caruurta agoonta ah, iyadoo dhex fariisatay caruurta yar yar halka qaar ka mid ahna ay dhabta saartay.

IMG_4978 IMG_4979 IMG_4980 IMG_4981 IMG_4982 IMG_4983 IMG_4986 IMG_4989 IMG_4992 IMG_4997 IMG_4998 IMG_4999 IMG_5003 IMG_5005 IMG_5006 IMG_5007 IMG_5008 IMG_5009 IMG_5013 IMG_5014 IMG_5015 IMG_5016 IMG_5017 IMG_5018 IMG_5019 IMG_5021 IMG_5022 IMG_5023 IMG_5024 IMG_5025 IMG_5026 IMG_5027 IMG_5029 IMG_5030 IMG_5031 IMG_5043 IMG_5052 IMG_5054 IMG_5056 IMG_5058 IMG_5059 IMG_5060 IMG_5064 IMG_5065 IMG_5066 IMG_5067 IMG_5080 IMG_5083 IMG_5084 IMG_5086 IMG_5087 IMG_5088 IMG_5089 IMG_5090 IMG_5091 IMG_5093 IMG_5095 IMG_5096 IMG_5097 IMG_5099 IMG_5100 IMG_5101 IMG_5103 IMG_5104 IMG_5105 IMG_5106 IMG_5107 IMG_5108 IMG_5109 IMG_5111 IMG_5112 IMG_5113 IMG_5114 IMG_5115 IMG_5117 IMG_5118 IMG_5119 IMG_5120 IMG_5121 IMG_5122 IMG_5123 IMG_5124 IMG_5125

Sawir-qaade Mowliid Maxamed Sabriye

Previous Post

DAAWO SAWIRRADA MADAXDA DOWLADDA IYO DADWEYNE KU TUKADAY ISBAHEYSIGA

Next Post

DAAWO SAWIRADA: Sida looga ciiday Muqdisho

Next Post
DAAWO SAWIRADA: Sida looga ciiday Muqdisho

DAAWO SAWIRADA: Sida looga ciiday Muqdisho

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

𝑯𝒐𝒈𝒈𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂 𝑿𝒊𝒔𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑸𝒊𝒊𝒎𝒐 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 𝒌𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒒𝒂𝒚 𝑻𝒂𝒂𝒈𝒆𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 𝑳𝒊𝒊𝒃𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒙𝒎𝒆𝒅 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 𝒊𝒚𝒐 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In