Friday, February 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Munaasabadda xuska maalinta ciidanka Booliiska oo lagu qabtay Muqdisho

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Daawo Sawirrada: Munaasabadda xuska maalinta ciidanka Booliiska oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad aad u balaaran oo lagu xusayay sanadguurada 72-aad ee ka soo wareegtay aas aaskii ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay dugsiga sare ee boolisska Jeneraal Kaahiye ee magaalada Muqdisho.

Munaasabaddaasi waxaa ka qeybgalay madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo salaan sharf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Booliiska Soomaaaliyeed, isagoo hambalyo u diray saraakiisha. saraakiil xigeennada, Alifleyda, dableyda iyo xaasaskooda, wuxuuna u rajeeyay horumar iyo baraare.

Related posts

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026

Ciidanka booliiska Soomaaliyeed ayaa munaasabadda ku soo bandhigay dhoolatis ciidan sida Gaadda ka ciyaar, Gaadiidka ay ku howlgalaan iyo qalab casri ah oo ay u adeegsadaan shaqadooda, sidoo kale kooxda Bambeyda booliiska ayaa halkaasi ka tuntay Musig aad u qiiro badan.

Sidoo kale kooxda fanaaniinta ciidanka booliiska ee Heegan ayaa halkaasi ku soo bandhigay Riwaayad ka tarjumeysay wax qabadka ciidanka, taasoo ay aad u jecleysteen dadkii ka qeybgalau xafladda.

Xafladda oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ku soo dhamaatay jawi aad u wanaagsan, iaydoo ciidanka booliiska Soomaaliyeed ay maanta u tahay maalin farxadeed.

vlcsnap-2015-12-20-15h44m14s94 vlcsnap-2015-12-20-15h44m46s132 vlcsnap-2015-12-20-17h00m04s60 vlcsnap-2015-12-20-17h00m15s172 vlcsnap-2015-12-20-17h00m39s156 vlcsnap-2015-12-20-17h00m52s34 vlcsnap-2015-12-20-17h01m01s119 vlcsnap-2015-12-20-17h01m13s246 vlcsnap-2015-12-20-17h01m25s110 vlcsnap-2015-12-20-17h01m37s224 vlcsnap-2015-12-20-17h01m43s31 vlcsnap-2015-12-20-17h01m53s132 vlcsnap-2015-12-20-17h02m00s203 vlcsnap-2015-12-20-17h02m09s32 vlcsnap-2015-12-20-17h02m29s239 vlcsnap-2015-12-20-17h02m41s98 vlcsnap-2015-12-20-17h02m59s25 vlcsnap-2015-12-20-17h03m09s121 vlcsnap-2015-12-20-17h03m13s165 vlcsnap-2015-12-20-17h03m25s27 vlcsnap-2015-12-20-17h06m12s170 vlcsnap-2015-12-20-17h06m16s210 vlcsnap-2015-12-20-17h06m51s44 vlcsnap-2015-12-20-17h07m02s155 vlcsnap-2015-12-20-17h07m09s225 vlcsnap-2015-12-20-17h07m17s55 vlcsnap-2015-12-20-17h07m40s24 vlcsnap-2015-12-20-17h08m31s224 vlcsnap-2015-12-20-17h08m50s158

Previous Post

Munaasabad lagu xusayay sanadguurada ciidanka booliiska oo lagu qabtay Baydhabo

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u direy Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u direy Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga oo Hambalyo u direy Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

Mashruuca badbaadinta dadka taagta daran oo ka socda Muqdisho iyo deegaanada dalka

February 20, 2026
0

Waxaa magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka ka socda bixinta mucaawinooyin loogu talagalay dadka taagta daran  iyo kuwa barakacayaasha ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In