Thursday, March 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Qunsulka Soomaaliya u fadhiyo Kenya oo deeq gaarsiiyay Maxaabiis ku xiran Xabsi ku yaal Kenya

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Qunsulka Soomaaliya u fadhiyo Kenya oo deeq gaarsiiyay Maxaabiis ku xiran Xabsi ku yaal Kenya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Qunsulka Saafaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, Cali Maxamed Sheekh “Cali Bagadi” ayaa booqasho oo uu ugu kuurgalaayo xaalada maxaabiista Soomaaliyeed ee ku xiran dalka Kenya waxa uu ku tagay xabsi ku yaal duleedka magaalada Nairobi ee xarunta dalkaasi Kenya.

Qunsulka ayaa intii uu booqashada ku joogay xabsiga waxa uu qaar ka mid ah maxaabiista gaarsiiyay deeq isugu jirtay dhar iyo lacago, taas oo loogu talo galay in moraalka loogu dhiso 11 maxaabiis oo dhameysatay 9 sano oo xabi ah.
Qunlsulka oo ugu horeyn kulan la qaatay Saraakiisha Xabsiga ayaa kadib waxa uu kormeeray halka ay ku xir xeranyihiin maxaabiista oo ka wareystay xaaladooda nololeed iyagoona safaarada Soomaaliyeed ee dalka Kenya uga mahad celiyay ka warqabka mudadii ay xirnaayeen.

Related posts

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026

Qaar ka mid ah maxaabiista Soomaaliyeed ee uu u dhamaaday waqtigii lagu xakumay iyo kuwa ay mudo kooban u harsan tahay ayaa waxa ay qunsulka iyo masuuliyiinta safaarada uga mahadceliyeen deeqda dharka iyo lacagta ah ee la soo gaarsiiyay.

Qunsulka Safaarada Soomaliya Cali Maxamed Sheekh “Cali Bagadi” oo gudaha xabsiga kula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in safaarada Soomaaliya ay ka warqabi doonto xaalada maxaabiista ku xiran gudaha dalka Kenya, waxa uuna maxaabiista ugu baaqay in ay ka waantoobaan waxyaabaha keeni karo in tacadiyo kala duwan loo geysto inta ay ku jiraan xabsiyada si aysan Qatar u soo gaarin xaaladooda.

Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa intabadan waxa ay maxaabiista soo dhameysatay xukunnada kala duwan ka gacan siisaa haqabtirka waxyaabaha aasaasiga u ah nolosha aadanaha, si ay dhiiro galin ugu noqoto.

IMG_9690-1 IMG_9699-1 IMG_9718-1 IMG_9719-1 IMG_9734-1 IMG_9740-1 IMG_9754-1

Previous Post

Wasiirka arrimaha gudaha oo Jowhar kulan kula qaatay duubabka HirShabelle+Sawirro

Next Post

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

Qoysas ay abaartu saameysay oo biyo dhaamin lagu sameeyay degaanno hoostaga Cadaado

March 12, 2026
0

Ilaa 1,000 qoys oo ay si daran u saameysay abaarta ka jirta qaybo ka mid ah dalka ayaa ka faa’iideystay...

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

Taliyaha CXDS oo kulan dardaaran ah la qaatay Ciidamo u baxaya Tababar Dalka Dibaddiisa ah

March 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) S/Guuto Ibrahim Mohamed Mahmoud ayaa kulan sagootin iyo dardaaran ah la qaatay ciidamo gaar...

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

Akhriso isku aadka wareegga afar dhammaadka ee tartanka

March 12, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Wanla-weyn oo u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka “SAWIRRO”

March 12, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In