Salaada ciidul fitriga ee sanadkan oo ku soo aadey bisha June 25, 2017, kuna soo aaday xili wadanka Maraykanka laga dareemaayo culays lagu hayo dadka Muslimiinta ah, ayaa masaajidaka Xaafada Bottineau ee Bariga Magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota, lagu lagu tukaday Salaadul Ciidul Fidriga ee sanadkaan.
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka
RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...
























