Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Beledweyne

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Daawo Sawirrada: Sida quruxda badan ee madaxweynaha loogu soo dhaweeyay Beledweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa si diirran oo hab maamuus leh loogu soo dhaweeyay halkaasi.

Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay garoonka diyaaradaha Beledweyne waxaa uu salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka XDS, isagoo kaddibna mid mid u gacan qaaday mas’uuliyiinta, waxgaradka iyo bulshada garoonka ku soo dhaweeysay.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Booqashada uu madaxweynuhu ka tagay Beledweyne ayaa ku wajahan sidii loo dhameystiri lahaa heshiis dhawaan ay halkaasi ku gaareen beelo walaalo ah oo ku dagaallamay Beledweyne.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu kulamo la qaato mas’uuliyiinta maamulka gobolka, odayaasha dhaqanka, iyo bulshada ku nool magaalada Beledweyne.

6bde139c-c860-4a1f-8d06-22aeab4f6f23 8fa1328e-2d2b-4c49-8e9c-6e6986e51122 826e81ad-964c-4255-aefd-4ec32952d9e0 1399ae0e-9815-4ca2-bd58-7cccb6df9919 a77efa9e-acdc-4b93-b78d-ba4546bd08a8 a685fc8e-3332-4c36-bf25-19d20cbf5862 b67ca620-15b1-409e-9c13-3199964453d5 b96de34c-4aa6-4bd2-a09b-35ea99647efb d9d403f4-25d4-459f-b66f-6f99cd330728 d0133334-8929-4884-b8ea-2f9519c6e558

 

0f73a539-a269-4549-8ae5-fd7886c6d386 6f77e0fe-3784-4a8c-a502-5e5e6cc37e14 9d107f3b-bf4e-491e-95c5-e69a3e9adf24 87b7a21e-bf49-431e-8ada-5072c65ec29a 348f1f7c-f15d-42cc-bbae-2a96e0358521 e9ab601e-5501-4fb9-8099-45d92d52430a fcc2b771-f14c-452c-813b-405191f1ad76

Previous Post

Nikcolas Kay oo ka hadlay waxqabadka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Next Post

Kulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Buulobarde

Next Post
Yuusuf Daba-geed: waxaan ku balanay Odayaasha labada dhinac in la kala qaado Maleeshiyaadkii Dagaalamay”Dhagayso”

Kulan lagu taageerayay gudoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan oo lagu qabtay Buulobarde

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In