Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Tababar ku saabsan khatarta Miinooyinka oo loo qabtay booliiska Soomaaliya iyo AMISOM

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Tababar ku saabsan khatarta Miinooyinka oo loo qabtay booliiska Soomaaliya iyo AMISOM
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-xigeenka Taliyaha AMISOM ee u qaabilsan taakulada iyo saadka Sarreeye Gaas Nakibus Lakara ayaa codsaday in laga taageero sidii looga hortegi lahaa halista miinooyinka ay isticmaalaan kooxda Al-Shabaab.

Hadalkaan ayuu ka jeediyay Nakibus Lakara xeritaanka tababar Askarta AMISOM iyo Boliska Somalia looga wacyi gelinayey Khataraha Miinooyinka IEDs iyo qaababka looga horetgi karo.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Tababaarkaasi oo socday muddo seddax maalin waxaa maalgeliyey kooxda taageeradda hawlgalka  booqrtooyada Britain ee loo yaqaano UK MST.

Sarreeye Gaas Nakibus Lakara waxa uu tilmaamay inay Al-shabaab aad u isticmaalaan miinooyinka dhulka lagu aaso ee IEDs isla markaana ay samaysanayaan Miinooyin waa weyn oo qaarkood uu culayskoodu ka badan yahay 80 KG.

Waxa uu ku baaqay in la xoojiyo Hawlaha Sirddoonka ee u dheeeya AMISO iyo dhinacyada kale si looga guuleysto dhibaatooyinka ka dhalan kara Miinooyinkaas waa sida uu hadalka u yiri.

Ciiddanka Hawlgalka AMISOM waxay had iyo jeer Alshabaab kala kulmaan Qaraxyadda Miinooyinka ee ay ku aasaan hareeraha Waddooyinka ay Ciiddanka AMISOM sida joogtadda ah u isticmaalaan gaar ahaan Waddooyinka ku yaalla duleedka Magaalladda Muqdisho.

tababar-amisom-miino-1 tababar-amisom-miino-2 tababar-amisom-miino-3 tababar-amisom-miino-5 tababar-amisom-miino-6 tababar-amisom-miino-7 tababar-amisom-miino-8

Previous Post

Kulan lagu sagootinayey howl-wadeeno kamid ah shaqaalaha hey’adda Bisha Cas ee Turkiga oo lagu qabtay Muqdisho

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 4-9-2016

Next Post
Dhageyso: warka Duhur ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 4-9-2016

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In