Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa sawirada siminaar maanta uu Muqdisho uga furay taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, kaasi oo loo qabtay saraakiil ciidan oo ka kala socda maamul goboleedyada dalka jira iyo gobollada kale ee aan weli laga hirgelin nidaamka federaalka ah.
Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Afmadow
Hey’adda SoDMA ayaa maanta degmada Afmadow ee gobolka Jubadda Hoose, ka daahfurtay wajiga koowaad deeq gargaar raashin ah oo lagu...












































