Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirrada: Xuska munaasabadda 1-da Lulyo oo lagu qabtay Cadaado

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirrada: Xuska munaasabadda 1-da Lulyo oo lagu qabtay Cadaado
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasiamay islamarkaan lagu xusayay 56 sanad guuradii ka soo wareegatay markii ay Soomaliya xornimada qaadatay  oo ku beegneeyd 1 Luuiyo sanadkii 1960-ki ayaa xalay lagu qabtay madyaxtooyada Dowlad goboleedka Galmudug .

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb agalay Labada Gole ee Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Saraakiisha ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Galmudug , siyaasiyiinta ,bulshada iyo Fanaaniinta xidigaha Galmudug,  intii munaasabdu socatay ayaa waxaa halkaasi laga soo jeediayay qodbado la ixriira munaasabadda 1-da luuliyo .

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Madaxdii munaasabada ka qeygashay oo ku dheeraaday ka hadalka qiimaha ay maanta oo kale ay leedahay ummadda Soomaliyeed  xildhibaan Yuusuf Xasan Cali Gacal oo ka mid ah xildhibannada Galmudug ayaa ka sheekeeyay qiimaha munaasabadaan isagoona soo jeediyay tariikhda ay soo martay Soomaliya xiligii ay gumeystuhu haysteen iyo magacyada loo soo baxshay Soomaaliya waxa uuna sheegay in maanta Soomaliya ay dib u eegaan xornimadii ay heshay maalintaas maanta loo bahanyahay in midnamada la adkeeyo.

Koxaha fanaa’niinta xidigaha Galmudug oo halkaas ka soo jeediayay heeso ka turjumaya xornimada Soomaliya iyo guubaabada shacabka Soomaliyeed.

Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi ayaa halkaas ka jeediyay hadallo ku aaddan munaasabadda 56 sano guuradii ka soo wareegatay markii gobolada koonfureed ee Soomaliayan ay ka xoroobeen gumeystihii talyaaniga iyo israacii gobolada waqooyi iyo kuwa koonfureed isla markaana si rasmi ah ay u dhalatay jamhuuriyadda Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa shacabka iyo ciidamada ugu mahadceliyay habka ay munasabadaan qiimaha badan u soo abaabuleen asaga oo tilmaamay in deegannada Galmudug laga doonayo in ay Soomaliya raadiso una horseeddo midnimada Soomaliya.

Ugu danbeeyntii markii waqtigu soo gaaray 12:00 am   habeenimo waxaa ciidamada Qalabka sida ay dhoola tus balaaran ka sameeyeen fagaaro ay bulshada iskugu soo baxeen waxaana halkaas lagu saaray calanka muuqaweyn ee Soomaliya ayadoo bulshadii halkaas iskugu soo baxaday ay ku dhawaqayeen heesaha calanka jamhuuriyadda Soomaliya intaa kadib ayaa munaasabada waxaa soo xiray madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi.

DSC08277

DSC08276

DSC08274

DSC08284

DSC08253

DSC08284

DSC08243

DSC08222

Sawir qaade Maxmuud Cismaan Cabdulle

 

 

Previous Post

Dowladda Maraykanka oo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan dalka Kenya

Next Post

Akhriso: Khudbaddii madaxweynaha J. F. S. uu ka jeediyay munaasabadda 1-da Lulyo

Next Post
Madaxweynaha oo 1-da Luulyo darteed hambalyo u diray Ummadda Soomaaliyeed “SAWIRRO”

Akhriso: Khudbaddii madaxweynaha J. F. S. uu ka jeediyay munaasabadda 1-da Lulyo

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In