Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro+ Rugta Tiiraanyo Bixinta iyo Caddaaladda oo Garoowe ku qabatay kulan Looga hadlayo Xal u helidda Tiiraanyada iyo Kobcinta Caddaaladda.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirro+ Rugta Tiiraanyo Bixinta iyo Caddaaladda oo Garoowe ku qabatay kulan Looga hadlayo Xal u helidda Tiiraanyada iyo Kobcinta Caddaaladda.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Rugta Tiiraanyo Bixinta iyo Caddaaladda waxaa la hirgeliyay sanadkii 2016 waxayna ka shaqaynaysaa sidii looga hor tagi lahaa tallaabo kasta oo keeni karta Tiiraanyada iyo murugada isla markaana loo kobcin lahaa caddaaladda iyo sinnaanshaha bulshada.

Prof. Hodon Siciid Ciise iyo Cilmi Barre Fowziya Cabdulqaadir ayaa isku taagtay hirgelinta rugtaas waxayna mar kale iyo sanadkan 2017  ku qabteen xarunta Jaamacadda PSU ee garoowe munaasabad daba socota munaasabadii sanadkii hore ee 2016 ay rugtu ku qabatay isla jaamacadda PSU ee Garoowe.

Related posts

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorka 

March 10, 2026
Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026

Munaasabaddan oo soconaysay mudo laba maalmood ah waxaa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Golayaasha Puntland, qaybaha kala duwan ee bulshada, xubnaha beesha caalamka, ururada haweenka iyo kuwa dhallinyarada.

Munaasabadda waxaa lagu soo bandhigay dhacdooyin dhowr ah oo tilmaamayay dhibaatada iyo tiiraanyada laga dhaxlo tacadiyada iyo caddaalad xumada, waxaana dadkii kasoo qayb galay munaasabadda loo qaybiyay kooxo kala duwan si ay uga doodaan aragtiyo kala duwana uga dhiibtaan waxyaalaha ay la kulmeen oo tiiraanyo iyo caddaalad xumo ah iyo sida wax looga qaban karo.

Previous Post

Daawo Sawirro+Madaxweynaha Puntland oo Kulan Qado Sharaf Ah La Qaatay Ganacsato Soomaaliyeed.

Next Post

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya oo olole cusub ku dhawaaqday “DAAWO”

Next Post
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya oo olole cusub ku dhawaaqday “DAAWO”

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga Soomaaliya oo olole cusub ku dhawaaqday "DAAWO"

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorka 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo tartanka ka ciribtirtay Yaaqshiid, una gudubtay wareegga Saddexaad “SAWIRRO”

March 9, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚

March 9, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xafiiskiisa ku booqday Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha...

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

March 9, 2026
0

Magalada Muqdisho ayaa martigelisay munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si wadajir ah u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In