Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Daawo Sawirro”Heshiis beelo walaalo ah lagu dhex dhigay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan oo geba-gaba u ahaa shirar maalmahan dambe ka soconayay magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamulka Galmudug ayaa waxaa heshiis lagu dhex dhigay laba kamid ah beelaha dega gobolka Mudug si meesha looga saaro mad madow ka dhexjiray sanadihii lasoo dhaafay iyadoo munaasabada heshiiskana ay goobjoog ka ahaayeen waxgarad iyo aqoonyahano ka socday labada dhinac.

Beelahan ayaa ku heshiiyay in laga gudbo wixii horay u dhex maray islamrkaana wixii hadda ka dambeeya si isku mid ah looga soo horjeesto cid kasta oo sababi karta iska horkeen dhiig ku daato dhinacyada dhibaatada ka wada labada dhinac

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka dib u heshiisiinta iyo arimaha federaalka maamul goboleedka Galmudug oo kulankan ka ahdlay ayaa sheegay in aan loo baahneyn xiligan xasilooni daro ka jirta deegaanada qaar iyo in ay dagaalamaan dad walaalo ah.

C/weli Jaamac warsame Gorod oo kamid ah aqoonyahanadii kasoo shaqeeyay in lasoo afjaro khilaafaadka dhanka beelaha ee ka jira gobolka Mudug ayaa tilmaamay ineysan horumari Karin bulsho aan nabad ku wada noolaan.

Suldaan C/naasir Jaamac Seed ayaa isna dhankiisa ugu baaqay dhamaan beelaha dega deegaanada Galmudug inay u istaagaan sidii ay u taageeri lahaayeen maamulka la doonayo in laga hirgeliyo gobollada Mudug iyo Galguduud ee ay wado dowladda feederaalka Soomaaliya.

7

6

8

1

5

3

4

2

 

 

Previous Post

wasaaradda dhalinyarada oo maanta daah furtay mashruuc shaqo abuur u ah dhalinta Soomaaliyeed

Next Post

Sanad guurada Koobaad ee aas’aaska hay’adda cilmi baarista & badaha Soomaaliya oo maanta loo dabaal degay

Next Post

Sanad guurada Koobaad ee aas'aaska hay'adda cilmi baarista & badaha Soomaaliya oo maanta loo dabaal degay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In