Monday, September 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro+Kulan diini ah ayna ka qeybgalayeen Culimo Soomaali ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Pretoria ee South Africa.

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirro+Kulan diini ah  ayna ka qeybgalayeen Culimo Soomaali ah oo lagu soo gaba gabeeyay magaalada Pretoria ee  South Africa.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

September 7, 2026
Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

September 7, 2026
Kullan diimeedka 8 aad ee jaaliyada Soomaalida ee todobaadkaan ka socday magaalooyinka kala duwan ee dalka Koofur Africa gaar ahaan qeybtiisa Magaalada Pretoria ayaa habeenkii xalay ahaa lasoo gaba gabeeyay waxaana ka qeybgalay ilaa saddax ka mid ah Culimada Soomaalida ee sanadkaan Martida ah dalka South Africa.
Masjidka Imaamu Bukhaari ee magaalada Pretoria caasimada dalka Koofun Afrika oo qaar ka mid ah maxaadarooyinka lagu qabtay ayaa xalay waxaa isugu yimid shacab Soomaaliyeed ee ku nool xaafadaha magaalada Pretoria waxaana muxaadaooyinkii ay qabteen culimada ka mid ahaa wacyigalinta dhalinyarada,arimaha haweenka iyo dhibaatooyinka Qoyska waxaana jirtay nadwo diini ah oo looga hadlayay xaaladaha dalkii hooyo ee Soomaaliya  iyo dhibaatooyinka dowlad La’aanta.
Sheikh Maxamed Xakaar oo ah gudoomiyaha Markazka iyo masjidka Bukhaari ee ku yaala magaalada Pretoria ayaa sheegay in culimada ay qabteen muxaadarooyin badan mudadii yareyd oo ay joogaan waxaana ka faaiideystay bulsho badan oo kasoo qeybgalay.
Dr Sheikh Yuusuf oo ka mid ah xubnaha sar sare ee hey’ada Culimada Al-Bayaan oo kulankaan soo agaasintay ayaa culimada iyo kaso qeybgalayaasha waxaa uu u sheegay warbixinta sanadka 2017 ee waxbqadka masjidka iyo Markazka Imaam bukhaari oo hoos taga hey’ada Al-bayaan oo ay ka mid yihiin ka qeyb qaadashada Gurmadkii loo sameeyay dadkii ay abaaraha ku dhufteen gayiiga Soomaaliya,caawinta dadkii ku waxyeeloobay qaraxi Zoobe oo ay kaalin mug leh ka geysteen iyo sido kale kaalmeynta caruurta agoonta ah ee aabayaashood lagu dilay dalkaan South Africa iyo arimo kale oo badan.
SheikhCabdirisaaq Maxamuud Takar oo ka mid ah culimada u yimid sanadkaan ka qeyb qaadashada wacyigalinta bulshada ayaa ugu baaqay Soomaalida in ay ka shaqeeyaan midnimada iyo isku xerka guud si looga gudbo dhibaatooyinka hareeyay bulshadeena.
Sanad walba marka la gaaro bishaan oo kale ayaa kulan diimeedkaan lagu qabtaa dalka Koonfur Afrika waxaana culimada ay tagaan magaalooyinka waa weyn oo Soomaalida ay ku badan ayaga oo uga faa’ideya cilmiga diiniga ah.
Previous Post

Duqeyn lagu Fashiliyay Gaari Qaraxyo Sida Oo Ku Soo Wajahnaa Muqdisho

Next Post

Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in DFS la dagaalantay Masuq maasuqa

Next Post
Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in laga wada shaqeeyo Dhismaha Qaranka

Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo oo sheegay in DFS la dagaalantay Masuq maasuqa

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta oo ka furmay Muqdisho

September 7, 2026
0

Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum) ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, waxaana ka qeyb...

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

Guddoomiyaha SoDMA oo kormeeray Webiga Shabeelle iyo Goobaha fatahaaduhu halis geli karaan

September 7, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kormeer ku sameeyay Webiga Shabeelle iyo goobaha nugul...

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

Taliyaha Ciidanka Lugta oo kormeer ku tegay buundada magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo 

September 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Lugta Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo howlo shaqo u jooga magaalada Baardheere ee Gobolka...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorshaysan ka fuliyay Duleedka Deegaanka Harboole ee dagmada Afmadow

September 7, 2026
0

Ciidanka Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorshaysan ka fuliyay duleedka deegaanka Harboole ee degmada Afmadow ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In