Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

‘Daawo Sawirro’madaxweynaha oo la kulmay dhigiisa Masar

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
12 years ago
in Wararka
0
‘Daawo Sawirro’madaxweynaha oo la kulmay dhigiisa Masar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Sharm El Sheikh kula kulmay dhigiisa dalkan Abdifatah Al Sisi isagoo madaxweyne Xassan Sheekh ugu hambalyeeyay dhigiisa Masar guusha uu ka gaaray shirka looga hadlayo dhaqaalaha Masar ee lagu yaboohay dhaqaalaha isugu jira maalgelinta iyo deeqdaba.

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay in Soomaaliya ay wax badan ka faa’iideyso shirarka noocaan ah oo loo baahanyahay in dalkeena loo qabto si maalgashi iyo yabooh dhaqaale loogu helo wadankeena oo leh dhinacyo badan oo maalgashi u baahan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

madaxweynaha ayaa waxaa kulanka ku wehliyay wasiirka Batroolka Maxamed Muqtaar,wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Guuleed Qaasim,wasiir dowlaha arrimaha dibedda Dr.Khaalid Cumar Cali,safiirka Soomaaliya ee dalka Masar C,laahi Xassan,iyo la taliyaha madaxweynaha ee arrimaha carabta Sheekh Daahir Maxamuud Geele.

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? IB0A1935 IB0A1949 IB0A1952 IB0A1956 IB0A1959 IB0A1963 IB0A1966 IB0A1986 IB0A1995 IB0A2001 IB0A2004 IB0A2026

Previous Post

Shirka dib u eegista Wasaaradaha Puntland oo furmay”SAWIRRO”

Next Post

Nicholos Kay oo maanta gaaray Baydhabo

Next Post
Nicholas Kay oo cambaareeyay weerarkii Baydhabo

Nicholos Kay oo maanta gaaray Baydhabo

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In