Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Sawirro+Warbixin “Waxaan u dhaawacmay Dalkeyga waxaana u dhimanayaa Dalkeyga”

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Daawo Sawirro+Warbixin “Waxaan u dhaawacmay Dalkeyga waxaana u dhimanayaa Dalkeyga”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Abshir Muumin Cali Gudoomiyaha Dhalinyarada ee Degmada Wadajir oo dhaawac ย ka soo gaaray Qaraxii ka dhacay Degmadaasi 20-ka Bishii June ayaa loo sameeyey Xaflad soo dhaweyn ah kadib markii lagu soo daweeyey Dalka Dibadiisa.

Inkastoo uu hadda Caafimaadkiisa aad u wanaagsan yahay Abshir Muumin Cali oo dhaawac halis ah kasoo gaaray Qaraxii ka dhacay Degmada Wadajir ee Magaaladda Muqdisho 20-ka Bishii June ee Sanadkan dhanka kalena ku beegneed Maalin Bisha Ramadaan 25, hadana wali waxaa uu xasuustaa Saaxibo badan oo Maalintaas uu ku waayey Musiibada dhacday.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

โ€œRuntii aad ayaan u murugoodaa markii aan soo xasuusto Maalintaas waxaa garbaheyga ka baxay saxiibo badan oo muhiim inoo ahaa kuwaas oo ka shaqeynayey Arrimaha Hormarinta Bulshadda Soomaaliyeed, waxaa kale oo aan u joognay in aan ย dad danyar ah siino lacago aan iska soo Aruurinayโ€

Waxaa loo-qaaday Abshir Muumin Dalka Turkiga oo lagu soo Daweeyay kadib markii dhaqaatiirtu sheegeen in aad Dalka gudahiisa waxba looga qaban Karin Isha Bidix oo dhaawac ah halis ah kasoo gaaray xiligaas.

โ€œWaxaa dhaawac halis ah iga soo gaaray mid kamida Indhaheyga waxaana dhaqaatiirka igu wargaliyeen in aan dalka gudahiisa waxba looga qaban karin, balse waxa dadaal badan sameeyey Maamulka Gobolka Banaadir kuwaasย  oo ku guuleystay in dalka dibadiisa ley-qaadoโ€.

Abshir Muumin Cali Waa Guddoomiyaha dhallinyarada ee Degmada Wadjir , marki uu soo laabtay waxaa soo dhaweeyey Maamulka Gobolka Banaadir, kan Degmada Wadajir iyo dhalinyaro kuwaas oo aad u dhiiro galinayey.

Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cumar Cabdule waxaa uu sheegay in dhallinyaradu door muhiim ah ka qaadan karto wax ka qabashada Amaanka Dalka hadii ay garbaha isqabsadaan.

โ€œWaxaan qabaa in dhalinyaradu wax badan ka qaban karaan guud ahaan Amaanka Dalka maxaa yeelay, tiradda Dhalinyarada aad ayey u badan tahay, Aqoon ahaana aad ayey u wanaagsan yihiinโ€

Dhalinyaradda ayuu Abshir Muumin kula dar-daarmay inay markasta ka shaqeeyaan Hormarka Dalka.

โ€œWaxaan Dhalinyarada kula talinaa in wax kasta iyagu hormuud u noqdaan maxaa yeelay waxaa ay leeyihiin awood badan oo aanan marna la-dafiri karinโ€.

In ka badan Shanbilood ayuu Dalka Dibadiisa ku maqnaa xaalad Caafimaad owgeed, waxaana ay dhallinyarada Degmada Wadajir u qabaan xiiso weyn, waxaa ay Gudoonsiiyeen Hadiyado kala duwan oo ay ugu talo galeen si-ay ugu muujiyaan in ay garabkiisa taagan yihiin.

W/Q Cali Axmed Sheekh

Previous Post

Daawo Sawirro+Soomaliya oo dib u soo nooleyneysaa Dhaqanka & Dalxiiska si dalka nabad iyo horumar loogu soo dabaalo

Next Post

IMF oo soo dhaweysay Guulaha Somalia ay ka gaartay Hanaanka Maamul Maaliyadeed

Next Post
IMF oo soo dhaweysay Guulaha Somalia ay ka gaartay Hanaanka Maamul Maaliyadeed

IMF oo soo dhaweysay Guulaha Somalia ay ka gaartay Hanaanka Maamul Maaliyadeed

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In