Madaxda Qaranka ayaa si isku mid ah u amray in la xoojiyo isla xisaabtanka Shaqada iyo Shaqaalaha Dowladda, si loo dardar geliyo u adeegida Bulshada Soomaaliyeed.
Talaabooyinka dowladu u qaaday howlgalinta iyo la xisaabta shaqaalaha rayidka ah ee dowladda.