Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo Taliye Mahdi oo sheegay in askar badan loo qabtay dilka darawalkii Bajaaj-ta

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
3 years ago
in Wararka
0
Daawo Taliye Mahdi oo sheegay in askar badan loo qabtay dilka darawalkii Bajaaj-ta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha qeybta guud ee booliska gobolka Banaadir G/Sare Macalin Mahdi ayaa warbaahinta u sheegay in askar loo soo xiray dilkii saakay wiilka Bajaaj-ta waday loogu geystay degmada Howlwadaag.

Macalin Mahdi ayaa sheegay in geeridii wiilkaas kadib ay saakay deg deg u soo gaareen goobta oo la xiray dhamaan ciidankii joogay aaggaas, isla markaana lagu bilaabay baaritaan.

Related posts

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026

“Si cadaaladda looga gun-gaaro, waxaan ku dadaaleynaa in dambihii wiilkaas dilka u geystay aan banaanka soo dhigno waqti dhow,” ayuu yiri Taliye Maxalin Mahdi.

Taliyaha ayaa digniin adag u diray ciidamada ka howlagala gobolka Banaadir, isagoo carrabka ku adkeeyey in qofkii dil geysta aan looga hari doonin oo cadaalladda uu dhedhemi doono isna.

“Kuwii horay dilalka u geystay waan ku raad joognaa, kama hari doono, muwaadin in la dilo waa dhamaatay, adduunka meeshii aad ka tagto waan ku soo qaba doonaa hadii aad dadka disho,” ayuu ciidanka ugu goodiyey Taliye Macalin Mahdi.

Hoos ka daawo

Previous Post

R/Wasaare ku-xigeenka dalka oo kormeeray Seddex Wasaaradood   

Next Post

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sh. oo Baydhaba kula kulmay odayaasha dhaqanka K/Galbeed

Next Post
Sawirro: Madaxweyne Xasan Sh. oo Baydhaba kula kulmay odayaasha dhaqanka K/Galbeed

Sawirro: Madaxweyne Xasan Sh. oo Baydhaba kula kulmay odayaasha dhaqanka K/Galbeed

Ciidamada NISA oo fuliyay howlgal lagu beegsaday labo dhagarqabe

Ciidamada NISA oo hawlgal kusoo qabtay xubno ka tirsan Khawaarijta

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa xalay xaafadda Galmudug ee degmada Garasbaaley ka fuliyey howlgal...

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhigiisa Masar oo Khadka Taleefanka ku Wada Hadlay

July 11, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali(Dhaay), ayaa khadka taleefanka kula hadlay...

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

Foreign Ministers of Somalia and Egypt Hold Telephone Conversation

July 11, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E.Abdisalam Ali, held a telephone conversation...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray tababar laba toddobaad socday oo ku saabsanaa filim-sameynta

July 11, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa soo xiray tababar laba toddobaad socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In