Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulaha xarunta agoonta Boondheere oo hambalyo diirran u diray shacabka iyo madaxweynaha Jabuuti+”Daawo Heeso”

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
11 years ago
in Wararka
0
Maamulaha xarunta agoonta Boondheere oo hambalyo diirran u diray shacabka iyo madaxweynaha Jabuuti+”Daawo Heeso”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulaha xarunta xanaanada agoonta Boondheere Marwo Nuurto Maxamed Caddoow oo ku hadleysa magaca macalimiinta iyo ardayda agoonta gabdhaha ah ee Boondheere ayaa hambalyo diirran u dirtay madaxweynaha Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyadoo ugu hambalyeeysay doorashadi uu ku guuleeystay.

Marwo Nuurto Maxamed Caddoow maamulaha xarunta agoonta Boondheere ayaa madaxweynaha Jabuuti ku tilmaantay halyeey deeqsi ah oo wax badan u qabtay ummadda Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

“Madaxweynaha Jabuuti waan ugu hambalyeeyneynaa doorashada uu ku guuleeystay, waxana ugu talagalnay hambalyada ka sokoow heeso taageero ah oo ay qaadayaan ubaxa xarunta xanaanada agoonta Boondheere maaddaama uu caruurtaasi wax badan u qabtay” ayeey tiri Nuurto Maxamed Caddoow.

Waxey intaasi ku dartay in dowladda Jabuuti ay uga mahadcelinayaan dhismaha xarunta agoonta Boondheere, taasoo ay sheegtay in dhisme sadex dabaq ka kooban ay dowladda Jabuuti u dhistay ardayda agoonta ah ee ku jirta xaruntaasi.

Halkaan hoose ka daawo sadex hees oo ubaxa Boondheere u diyaariyeen madaxweynaha Jabuuti 

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Hope oo shahaadooyin la gudoonsiiyay-Sawirro

Next Post
Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Hope oo shahaadooyin la gudoonsiiyay-Sawirro

Arday ka qalin jabisay Jaamacadda Hope oo shahaadooyin la gudoonsiiyay-Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In