Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xaalado Bini aadanimo oo ka taagan Deegaanka Wasil ee Gobalka Mudug

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xaalado Bini aadanimo oo ka taagan Deegaanka Wasil ee Gobalka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka iyo Shacabka Deegaanka Wasil ee Gobolka Mudug ayaa qeyladhaan xooggan ka muujiyay Xaalado Bini aadanimo oo ka taagan Deegaankaasi.

Deegaanka Wasil ayaa ka mid ah deegaanada dhaca Koonfurta Gobolka Mudug waxaana Maamulka Galmudug u aqoonsan yahay Degmo Wasil ayaa 200 Km koonfur Bari kaga began Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka waxaa uuna ka mid yahay deegaanada hoos yimaada Magaalo xeebeedka Hobyo.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed gaar ahaan Xafiiska Hobyo ayaa dhawaan Socdaal xogwareysi ku tagay Deegaanka Wasil taasoo Maalmihii iyo Bilihii dambe ay ka taagneed shacabashooyin bulshadu muujinaayeen oo dhanka Cafimaadka,Biyaha iyo Waxbarashada.

Bulshada Deegaanka Wasil ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in ay qabaan ayna la daala dhacayaan daruufo dhanka arrimaha bulshada ah taasoo ay baahi weyn u qabaan bulshada Deegaanka waxayna ka dalbadeen Maamulka Galmudug, Hayโ€™adaha Samafalka iyo Dowladda dhexe.

Inta badan Deegaanada Gobolka Mudug ayaa waxaa ka jira xaalado Caafimaad daro taasoo ay bulshadu ka walaacsan yihiin waxaana ugu badan Caafimaadka iyo waxbarashada inkastoo ay jiraan dadaalo lagu hirgaliyay Xaruumo Caafimaad oo yar yar.

Previous Post

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada XFS oo sheegay iney muhiim tahay in laga wada qeyb qaato horumarinta Waxbarashada+Sawirro

Next Post

Mucaaradka Maldives oo sheegtay guusha tartanka madaxtinimo ee Dalkaasi

Next Post
Mucaaradka Maldives oo sheegtay guusha tartanka madaxtinimo ee Dalkaasi

Mucaaradka Maldives oo sheegtay guusha tartanka madaxtinimo ee Dalkaasi

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In