Friday, September 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo+kulan lagu taageeraayo Go,aankii Ra’iisulwasaaraha XFS ee Dhismaha Dekedda Hobyo oo Maanta ka dhacay Gaalkacyo”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Daawo+kulan lagu taageeraayo Go,aankii Ra’iisulwasaaraha XFS ee Dhismaha Dekedda Hobyo oo Maanta ka dhacay Gaalkacyo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan lagu taageeraayay Saxiixii Ra’iisulwasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre uu magaalada Dooxa ee Dalka Qadar kula galay Madax ka tirsan Dowladaasi ayaa Maanta lagu qabtay Hotel-ka FIVE ee Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Nabadaynta Soomaaliyeed.

kulanka ayaa waxaa soo Agaasimay Dowladda hoose ee Dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Galmudug waxaana ka qeyb galay Maayarka Degamada Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare, Xumno ka tirsan Maamulak Gobalka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ee Caasimadda Gobalka Mudug ee Gaalkacyo.

Related posts

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

Maayarka Gaalkayo ee Galmudug Mudane Xirsi Yuusuf Bare oo kulanka ka hadlay ayaa sheegay inay taageeraayaan Go,aankii iyo Saxiiixii Xasan Cali Khayre Ra’iisulwasaaraha Dalku Magaalada Dooxa ee DalkaΒ  Qadar kula galay Dowladaasi isagoona ka dalbaday R/wasaarahu inuu ka dhabeeyo Dhismaha Dekedda Magaalo Xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo.

Kualnkaan ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan Magaaalada Dooxa ee Dalka Qadar Heshiis ku saabsan hirgalinta Mashaariicyo horumarineed oo ay ka mid ahayd Dhismaha Dekedda Magaalada Hobyo oo horay u dhagax-dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaayo ku kala saxiixdeen Ra’iisulwasaaraha XFS Mudane Xasan Cali iyo Qadar.

Dekedda Magaalo Xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo ayaa ka mid ahayd Xaruumihii ku burburay dibu dhicii Dalka hase yeeshee Muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa ku taamayay inay mar uun dhismi doonto Dekeddaasi iyadoo wali ay dhagta u taagaayaan.

Previous Post

Guddoomiyaha Aqalka sare oo dalka dib ugu soo laabtay+Sawirro

Next Post

Labo ruux oo loo xiray iney u dacwoodeen Nabad diidka Al-Shabaab

Next Post
Labo ruux oo loo xiray iney u dacwoodeen Nabad diidka Al-Shabaab

Labo ruux oo loo xiray iney u dacwoodeen Nabad diidka Al-Shabaab

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

SoDMA & WFP oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo u diyaar garowga Musiibooyinka

September 24, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

π‘―π’π’ˆπ’ˆπ’‚π’‚π’π’Œπ’‚ π‘Ώπ’Šπ’”π’ƒπ’Šπ’ˆπ’‚ π‘Έπ’Šπ’Šπ’Žπ’ 𝑸𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒐𝒐 π’Œπ’– π’…π’‰π’‚π’˜π’‚π’‚π’’π’‚π’š π‘»π’‚π’‚π’ˆπ’†π’†π’“π’‚π’…π’‚ 𝑴𝒖𝒔𝒉𝒂𝒓𝒓𝒂𝒙 π‘³π’Šπ’Šπ’ƒπ’‚π’‚π’ π‘¨π’™π’Žπ’†π’… 𝑿𝒂𝒔𝒂𝒏 π’Šπ’šπ’ 𝑱𝑺𝑷

September 24, 2026
0

Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN DOCEED LA QAATAY DHAXAL-SUGAHA KUWAIT

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

Madaxweynaha JFS oo kulan miro-dhal ah la qaatay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka

September 23, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In