Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo”Maleeshiyaadka Al-shabaab oo iskaga baxay Deegaano ka tirsan Koonfurta Mudug”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Daawo”Maleeshiyaadka Al-shabaab oo iskaga baxay Deegaano ka tirsan Koonfurta Mudug”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka  ka Imaanaya Koonfurta Mudug ayaa kusoo waramaya inay Maleeshiyaadka Nabad iyo nolal diidka ah Al shabaab iskaga baxeen Deegaanada Gabdhaale Cadaleey iyo Bilxun  oo dhamaaan ka tirsan Gobalka Mudug kuwaas oo ka mid ahaaa deegaanadii Maleeshiyadu ku dhibaatayn jireen Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ka bixitaanka Nabad iyo Nolal Diidka Al shabaab ee Koonfurta Gobalka Mudug ayaa timid   ka dib markii Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaaar ahaan Taliska 21 aad ay Fariismo Ciidan ka sameysteen Koonfurta Gobalka Mudug.

Dadka Deegaanadaas Xafiiswareedka Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed ee Hobyo u sheegay inay dhamaan Xaruumo iyo Saldhigyo Maleeshiyaadku kula haayeen Deegaanaas gabi ahaanba haawanaaya.

Maleeshiyaadka Al shabaab ee ku sugan Koonfurta Gobalka Mudug  ayaa maalmihii dambe duqeymo xooggan kala kulmayay Ciidamada Danab Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada mareykanka iyadoo ay   xusid mudan tahay inay Kal hore baneeyeen Saldhiyadii Ururku ku lahaayeen Degmada Xarardheere”

 

Previous Post

Jaaliyadda Koonfur Galbeed ee dalka Kenya oo taageero u muujiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Next Post

Dhagayso warka subax ee Radio Muqdisho.

Next Post
Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Dhagayso warka subax ee Radio Muqdisho.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In