Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Daawo+Sawiiro” Degmooyinka Hobyo iyo Cabudwaaq oo galabta isku arkay Ciyaaraha Galmudug

caqiil by caqiil
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Daawo+Sawiiro” Degmooyinka Hobyo iyo Cabudwaaq oo galabta isku arkay Ciyaaraha Galmudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Degmooyinka Hobyo iyo Cabudwaaq oo ka kala tirsan Gobalada Mudug iyo Galguduud ayaa Galabta isku arkay Ciyaaraha Degmooyinka Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug kaasoo ka socda Garoonka Ciyaaraha C/llaahi Ciise ee Degmada Gaalkacyo.

Ciyaarta oo ahayd mid xiiso badan ayaa maalinkii afaar waxaa ku xoolamay Degmooyinka Hobyo iyo  Cabudwaaq oo ka mid ah Degmooyinka Galmudug waxaa usoo Daawasho tagay Ciyaarta boqolal shacab ah oo kala matalaayay Degmooyinka loolamayay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa Galabta Ciyaarta guul ka gaartay iyadoo la imaatay Degmada Hobyo 2 Gool waxayna kulan Ciyaareedku kusoo dhamaaday labo iyo ebar{2-0} Halka Degmada Cabudwaaq oo Ciyaartay kulankoodi koowaad ay la imaatay “0”

Magaalo xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo ayaa kasoo gudubtay kulan Ciyaareed ay la hardantay Degmooyinka Cadaado iyo Cabudwaaq waxayna mar kale ku aadi doontaa Degmada kale.

Ciyaaraha Degmooyinka Galmudug ayaa waxaa soo qabanqaabisay Wasaaradda Ciyaaraha iyo Dhalinyarada Dowlad Goboleedka Galmudug waxaana marti galisay Degmada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug.

Tartanka Ciyaareedkaan u dhaxeeya Degmooyinka ayaa doorweyn ka qaadan Amniga iyo isdhexgalka Dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku dhaqan Degaanada Dowlad Goboleedka Galmudug.

Sawir qaade Wariye Baashi Ali Haashi Wakiilka Hobyo

Previous Post

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda oo Kormeeray Kawaaanka Kalluunka Xamarweyne

Next Post

Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo looga hadlay Dardargelinta Amniga “SAWIRRO”

Next Post
Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo looga hadlay Dardargelinta Amniga “SAWIRRO”

Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo looga hadlay Dardargelinta Amniga “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In