Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo+Sawirro” Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Gaaray Gaalkacyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Daawo+Sawirro” Madaxweynaha Galmudug oo Maanta Gaaray Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Mudane Axmed Ducaale Xaaf iyo Wafdi uu hugaaminaayo ayaa galabta soo gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Axmed Ducaale Xaaf Madaxweynaha Galmudug ayaa socdaalkiisa uu kusoo gaaray Caasimadda Gobalka Mudug ee Gaalkacyo waxaa ku wehlinaayay Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Maamulkiisa iyo Guddoomiyaha Gobalka Mudug C/rashiid Xaashi Cartan.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Madaxweyne Xaaf ayaa Garoonka Diyaaradaha OSHAAKA ee Koonfurta Gaalkacyo waxaa kusoo dhaweeyay Duqa Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare, ku xigeenkiisa, Saraakiisha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan 21 aad, kuwa Booliiska Gobalka Mudug, Ururada Haweenka Mudug,Degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Gaalkacyo ee Galmudug.

Socdaalka Xaaf ee Gaalkacyo ayaa qaadan doona sida Warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed u sheegeen masuuliyiin ka tirsan Galmudug mudo 3 maalin ah isagoona kulamo la qaadan doona Odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada Galmudug.

Sawir Qaade Baashi Cali Xaashi

Previous Post

Xaflad loo qabtay arday ka qalin jabisay jaamacadaha Pakistan +Sawirro

Next Post

Dad loo heysto dilka Axmed Dowlo oo la soo xirey

Next Post
Dad loo heysto dilka Axmed Dowlo oo la soo xirey

Dad loo heysto dilka Axmed Dowlo oo la soo xirey

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In