Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Daawo+Sawirro” Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka qeyb galay Caleema saarka Maamulka Deegaanka Bajeela”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
“Daawo+Sawirro” Mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka qeyb galay Caleema saarka Maamulka Deegaanka Bajeela”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiintaan socdaalka ku maray deegaano badan ee dhaca Koonfurta Goblka Mudug ayaa waxaa hugaaminaayay Maayarka Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare  iyo Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Maamulka Gobalka Mudug ee Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Mudane Axmed Maxamed Shire Qoodaar.

Madaxdaan ayaa Magaalada Bajeela ee koonfurta Gobalka kaga qeyb galay Caleema saarka Guddoomiyha Cusub ee Deegaanka Bajeela dhanka kale waxaa Munaasabadaan goobjoog ka ahaa Culumo awdiinka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Munaasabadaan ayaa kula dardaarmay Maamulka Cusub ee Bajeelada inay ka shaqeeyaan Horumarinta Deegaanka iyo Cadaaaladda bulshada lagana xisaabtami doono shaqada ay u qabanayaan Deegaanka yagoona ugu baaqay bulshada=u inay la shaqeeyaan Maamulka.

Guddoomiyaha Cusub ee Magaalada Bajeela Maxamed Yuusuf Abshir” Maxamed Shuuke” ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doono baahiyadda bulshada Bajeela loogana baahan yahay qeybaha kala duwan ee reer Bajeelaad wadashaqeyn buuxda.

Xirsi Yuusuf Bare Maayarka Magaalada Gaalkacyo iyo  Axmed Maxamed Shire G/xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa Ra’iisulwasaaraha XFS mudane Xasan Cali Khayre kaga Mahad celiyay Saxiiixa dhawaan Magaalada Dooxa ee Dalka Qadar kula soo galay Madax ka tirsan Dowladaasi kaas oo ku aadanaa in Sanadka 2019 bilaabi doono Dhismaha Dekedda Magaalo xeebeedka Hobyo oo horay u dhagax-dhigay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed “Farmaajo”.

Sawir  Qaade: Wariye Baashi Ali Hashi

 

Previous Post

Taliska AMISOM oo sheegay in howlgalo ka dhan ah Alshabaab ay ka bilaabayaan Jubbada Dhexe+sawirro

Next Post

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Next Post
Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Dhegeyso Barnaamijka Wadajir + Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In