Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Daawo:Tababar ku saabsan sida looga faaiideysan karo nalalka ku shaqeeya cadceeda oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Daawo:Tababar ku saabsan sida looga faaiideysan karo nalalka ku shaqeeya cadceeda oo Muqdisho lagu soo gaba gabeeyey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xiritaanka tababarkaan oo ku saabsana sida looga faaiideysan karo qoraxda, islamarkaana loo hirgaliyo nalalka ku shaqeeya cadceeda, waxaa uu socday mudo labo maalin ah, waxaan xiritaankiisa maanta ka qeyb galay wasiirka wasaarada howlaha guud iyo dib u dhiska Soomaaliya Eng: Saalax Sheakh Cismaan, xubno matalayey maamulada dalka kajira iyo masuuliyiin kale oo katirsan wasaarada.

Dhinacyada ka qeyb galay tababarka  oo kala matalayey maamul goboleedyada dalka ayaa labada maalin ee uu socday baranayey muhiimada habka loo hirgliyo nalalka ku shaqeeya cadceeda.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Sidaasi oo kalen waxaa ay madasha kusoo bandhigeen baahiyaha deegaanadooda ay u qabaan arintaasi. iyadoo gaba gabada tababarka laisku raacay qodobo dhor ah oo dhinacyadu ay ku heshiiyeen.

Wasiirka wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska dalka Eng Saalax Sheakh Cismaan ayaa sheegay in wasaarada qorshaheeda uu kamid yahay shaqo abuur loo sameeyo dhalinyarada si isku filnaan loo gaaro.

“Waxaan shaqo abuur u sameyn doonaa dhalinyarada, sababtoo ah waxan u baahanahay inaan gaarno isku filnaasho”ayuu yiri wasiirka.

Wasaaradda howlaha guud iyo dib u dhiska ayaa wada dadaalo xoogan oo ay uga qeyb qaadaneyso dib u dhiska dalka.

IMG_0855 IMG_0860 IMG_0868 IMG_0871 IMG_0887 IMG_0888 IMG_0889 IMG_0893 IMG_0924 IMG_0927 IMG_0930 IMG_0934 IMG_0938

Sawir qaade Maxamed C/laahi Feereysane

Previous Post

Dhageyso warka duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Wariye ka tirsanaa Idaacadda Shebeelle oo caawa lagu dilay Muqdisho

Next Post
Maxaa ku soo kordhay goobihii ay wax ka dheceen? Dhageyso Wariye Cabdi casiis Africa?

Wariye ka tirsanaa Idaacadda Shebeelle oo caawa lagu dilay Muqdisho

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In