Tuesday, September 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dab-damiska Dowladda Hoose ee Xamar oo ku howlan daminta Dab ka kacay Black sea

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Dab-damiska Dowladda Hoose ee Xamar oo ku howlan daminta Dab ka kacay Black sea
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Dab damiska ee dowlada Hoose ee Xamar ayaa ku howlan daminta dab ka kacay isgooyska Black Sea ee ku dhow suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho.

Dabka ayaa ka bilowdey kaalin shidaal oo ku taalla halkaasi, isagoo markii dambena ku fiday goobo ganacsi, sida bakhaaro iyo dukaaman ganacsi oo u dhow kaalinta shidaalka.

Related posts

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026

Agaasimaha waaxda dab damiska ee gobalka Banaadir Cabdiqani Maxamed oo u waramey Warbaahinta Qaranka isagoo ku saugan goobta ayaa waxaa uu sheegey in ay ku howlan yihiin daminta dabka, isagoo intaasi ku darey in hadda xaalada dabka ay ka roon tahay sidii hore.

Agaasimaha ayaa intaasi ku darey in aysan jirin khasaaro dhimasha iyo dhaawac ah, balse uu jiro khasaare hantiyadeed oo soo gaarey dadkii halkaasi ku lahaa gooobaha ganacsi.

Previous Post

Guddoomiyha Golaha shacabka oo Dalka dib ugu soo laabtay

Next Post

Wasaaradda Awqaafta oo tartan furan gelisay shirkadaha u adeegaya Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Awqaafta oo tartan furan gelisay shirkadaha u adeegaya Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan “SAWIRRO”

Wasaaradda Awqaafta oo tartan furan gelisay shirkadaha u adeegaya Xujeyda Soomaaliyeed ee sanadkan “SAWIRRO”

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

Danjirayaasha Soomaaliya iyo Jamhuuiryadda Kuuriya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dal

September 14, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Kuuriya u fadhiya Kenya iyo Soomaaliya ahna Mudane Kang Hyung-Shik, ayaa booqasho shaqo ku yimid xarunta Safaaradda Soomaaliya...

Wasiirka  Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

September 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta ee...

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

Ganacsatada Soomaaliyeed oo la dhiirigelinayo

September 14, 2026
0

Waxaa Soomaaliya laga hirgelinayaa qorshe cusub oo lagu taageerayo ganacsatada yar-yar ee Soomaaliyeed, kaas oo diiradda saaraya sidii loo fududeyn...

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Maaliyadda ee Aqalka Sare ee BJFS oo qaabilay masuuliyiin ka socotay Wasaaradda Maaliyadda

September 14, 2026
0

Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee BJFS, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa maanta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In