Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dab qasaaro u geystay Ganacsatada Soomaaliyeed oo Ka kacay Mozambique.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
10 years ago
in Wararka
0
Dab qasaaro u geystay Ganacsatada Soomaaliyeed oo Ka kacay Mozambique.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dabkaan ayaa ka kacay suuqa weyn e ganacsiva magladtan Nampula ee caasimada saddaxad dalkan Mozambique halkaaso oo ay Ku ganacsadan boqolaal Soomaali ah oo ganacsiyo kala duwan kulaha gudaha suuqa.

Dadkii ka ag dhawaa xilligii uu dabka kacayay ayaa Warbaahinta Qaranka u sheegay in uu dabkani ka bilowday Koronto.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dabkaan ayaa geestay khasaaro aad uu faro badan oo ay Ku hanti beeleen boqolaal Soomaali ah,mana jirto cid gacan ka geystay badbaadinta hantidaasi oo ay ka lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed.

Wariyaha Warbaahinta Qaranka C/laahi Kulmiye oo ku suganaa meel ka ag dhow suuqaasi ayaa sheegay in dabkani uu socday muddo saacado ah.

Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaaladaasi ayaa sheegay khasaaro aad u baaxad weyn kasoo gaartay ayna hanti badan ku waayeen.

Sanadkii an so dhaafnay ayay ahyed markii sidaan oo kale goobo ganacsi ay laheyn Soomaali iyo ajaanib kale dab xoog badan uu sameyaay goobahooda ganacsi magaalo xeebeedka Bemba gobolka Cabo Delgado  ,Isla sanadkan dhamaadka ah ayaa sidan oo kale waxa mar qura dab geestay khasaaro aad u baaxad weyn waxa uu ka kacay suuqa weyn oo ay Ku ganacsadaan Soomaali iyo ajaanib badan magaalada Qualimane e gobolka Zambezi ee dalkan Mozambique.

15032468_623887651127982_792642148_n 15034018_623882314461849_1769046008_o 15034241_623882337795180_39780710_o 15046420_623887684461312_515363624_n 15046420_623887684461312_515363624_n 15050125_623887681127979_985533908_n

Previous Post

Xubno ka kala socda Golaha Abwaanada iyo Aqoonyahano oo gaaray Cadaado

Next Post

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 10-11-2016

Next Post
Dhageyso warka habeen ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho 10-11-2016

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In