Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dabaaldagga xuska sanad Guurada 63-aad ee 26 June oo ka socoto Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Dabaaldagga xuska sanad Guurada 63-aad ee 26 June oo ka socoto Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay weheliyaan Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa haatan kaga qeyb-galaya Xarunta Gobolka xuska munaasabadda 63-aad ee xornimada gobollada Waqooyi ee dalka.

Xuska 63 guurada ka soo wareegtay markii Gobollada Waqooyi ay xorninada ka qaateen gumeystaha Ingiriiska oo caawa ka socoto xanunta dowladda Hoose ee Xamar ayaa waxaa kaloo ka soo qeybgalay xubno ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya labadisa aqal, Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saraakiisha ciidamada qalabka sida, diblomaasiyiin iyo marti sharaf kale oo munaasabadda lagu casuumay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo madasha ka badlay ayaa sheegay in caawa oo kale ay si aad ah ugu weyntahay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Mas’uuliyiintii ka hadashay ayaa ka sheekeysay dhamaan taariikhaha loo soo maray halganka xornimada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horeyn Hambalyo ku aaddan xuska 6e guurada ka soo wareegtay markii Gobollada Waqooyi ay xorninada ka qaateen gumeystaha Ingiriiska u diray dhamaan Ummadda Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan

Previous Post

Ciidamada amaanka oo la wareegay guri saldhig u ahaa Khawaarijta Hoobiyaha ku soo weerarta Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya qurxoon oo ay nagu mahadiyaan kuwa u dabbaal degi doona sannad guurada 100-aad ayaa la rabaa in aynu hirgelinno”

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh “Soomaaliya qurxoon oo ay nagu mahadiyaan kuwa u dabbaal degi doona sannad guurada 100-aad ayaa la rabaa in aynu hirgelinno”

Madaxweyne Xasan Sheekh "Soomaaliya qurxoon oo ay nagu mahadiyaan kuwa u dabbaal degi doona sannad guurada 100-aad ayaa la rabaa in aynu hirgelinno"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In