Thursday, August 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidamada amaanka oo la wareegay guri saldhig u ahaa Khawaarijta Hoobiyaha ku soo weerarta Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Ciidamada amaanka oo la wareegay guri saldhig u ahaa Khawaarijta Hoobiyaha ku soo weerarta Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidanka Amaanka gaar ahaan ciidamada howlgalka Ciiltire oo ka kooban Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Ciidanka Hayโ€™adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka iyo Ciidanka Booliska ee sida Xoogga Dalka u tababaran oo iskaashanaya ayaa waday howlgallo lagu xaqiijinayo amaanka Caasimadda iyo Nawaaxigeeda, iyada oo la sugayo Amniga iyo badqabka Ummadda ee maalmaha Ciida iyo toddonbaadka xorriyadda.

Kooxda khawaarijta oo doonayey inay dhibaateeyaan ummadda Soomaaliyeed sidoo kalena qalqal galiyaan xasiloonida iyo amniga Caasimadda ayaa dhawr hoobiye ka soo tuuray Deegaanka Garasbaaley, gaar ahaan Waaxda 2-aad ee Fooriloow abaare saacaddu marka ay ahayd 11:30 AM. Kuwaas oo ku dhacay meel u dhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde laakiin aan geysan wax khasaaro ah.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026

Ciidamada ammaanka oo aad u feejignaa ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay aaggii la rumeysnaa in laga soo tuuray hoobiyaha, waxaana ay gacanta ku dhigeen dhowr xabo oo Baalooto hoobiye ah, mobayladii laga qarxinayay oo wata fiilooyinkooda iyo Gurigii laga soo ridayay oo saldhig u ahaa kooxda khawaarijta.

Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay gurigii laga soo riday illaa inta la helayo Khawaarijtii shacabka dhibaataynaysay. Waxaana hadda ku sugan Ciidanka Amaanka oo baaris arrinta la xariirta ka wada goobta.

Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodishe oo shir jaraaโ€™id ku qabtay gurigii laga soo tuuray hoobiyeyaasha oo ciidamadu ay la wareegeen ayaa sheegay inay baxsadeen kooxdii falkan ka dambeysay balse ciidamadu ay ku guuleysteen inay gacanta ku dhigaan gurigan oo saldhig u ahaa, waxaana uu soo bandhigay oo uu warbaahinta la wadaagay hoobiyeyaal iyo agab kale oo kooxdu ay ka carareen.

Previous Post

Eedeysaneyaal loo heysto Musuq maasuq oo la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Next Post

Dabaaldagga xuska sanad Guurada 63-aad ee 26 June oo ka socoto Muqdisho

Next Post
Dabaaldagga xuska sanad Guurada 63-aad ee 26 June oo ka socoto Muqdisho

Dabaaldagga xuska sanad Guurada 63-aad ee 26 June oo ka socoto Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In