Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dabka xooggan oo ka kacay Suuqa Wajaale oo lagu guuleystay damintiisa

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
3 years ago
in Wararka
0
Dabka xooggan oo ka kacay Suuqa Wajaale oo lagu guuleystay damintiisa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Khasaare kala duwan ayaa ka dhashay dab fiidnimadii xalay ka kacay Suuqa Ganacsiga ee Degamada Tog-Wajaale oo ku taala xadka u dhaxeeya maamulka Somaliland ee Soomaaliya iyo dowlad deegaanka Soomaalida ee Itoobiya.

Dabka ayaa ku fiday guud ahaan Suuqa Wajaale, waxaana halkaas ku basbeelay qaar ka mid ah goobihii ganacsiga, ka hor inta aysan gaarin gawaarida dabdamiska Somaliland iyo kuwa dowlad deegaanka Soomaalida, kuwaas oo kala tagay magaalooyinka Hargeysa iyo Jigjiga.

Taliyaha Ciidama dabdamiska maamulka Somaliland Axmed Sawaaxili oo warbaahinta kula hadlay Suuqa gubtay ee Wajaale ayaa ka warbixiyey khaasaaraha ka dhashay dabka iyo sababta keentay in uu dabka ku fido Suuqa kaas oo keentay in goobo ganacsi ay basbeelaan.

Ugu horreyn Taliyaha oo ka hadlaya sababta keentay in uu dabka fido ayaa yiri, “dabka xoogiisa aad buu u fara badnaa, waxaa fara badinaaya dadku garan maayaan, jiingada ay kor ka saarayaan goobaha ganacsi ayaa keentay in dabeeshu soo qabato dabkuna uu sidaas ku fido.”

Dabka oo xalay xilli dambe lagu guuleystay in la damiyo ayaa weli waxaa la xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee dabka ka dhashay, laamaha Amniga iyo kuwa maamulka ayaana wali ka hadlin markii laga tago Taliyaha dabdamiska Ciidamada Somaliland.

Previous Post

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Baarlamaannada Dhallinyarada Adduunka

Next Post

Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka

Next Post
Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka

Ra”iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo u ambabaxay Dalka Maraykanka

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In